26/04/2026
Kulan Isugu Jiray Qur.aan Akhtis Oo Lagu Qabtay Schoolka Galgaduud Adult Ayaa Loogu Duceeyay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Maxamuud Kullane oo Ah Aabaha Dhalay Maamulaha Schoolka Ee Maxamed Maxamuud Kullane.
Gal-Gaduud Adult School
23/03/2026
𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐓𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧𝐲𝐨 𝐋𝐞𝐡:
Anagoo ah 𝐌𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚,Macallimiinta iyo Ardada [𝐈𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐥-𝐆𝐚𝐝𝐮𝐮𝐝 𝐀𝐝𝐮𝐥𝐭 𝐃𝐡𝐮𝐬𝐚𝐦𝐚𝐫𝐞𝐞𝐛} ,waxaan halkan ka diraynaa tacsi tiiraanyo leh oo ku socota qoyska, ehelka, asxaabta, Ardada, macallimiinta, iyo dhammaan bulshada Galgaduud Adult School, kadib geerida naxdinta leh ee ku timid ardaygoodii qiimaha badnaa 𝘼𝙡𝙡𝙞 𝘿𝙖𝙖𝙝𝙞𝙧 𝘼𝙗𝙙𝙞𝙠𝙖𝙧𝙚𝙚𝙣.
Geeridu waa amar Alle, waana dhacdo murugo iyo xusuus reebta. Waxaan si gaar ah uga tacsiyaynaynaa qoyska marxuumka, waxaanan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumkana uu jannadii Firdowsa ka waraabiyo.
Marxuumku wuxuu ka mid ahaa ardayda firfircoon, akhlaaqda wanaagsan leh, kuna wanaagsan waxbarashada. Geeridiisa waxaa ka naxay dhammaan bulshada waxbarashada iyo saaxiibadiis oo uu xiriir wanaagsan la lahaa 𝐆𝐚𝐥-𝐠𝐚𝐝𝐮𝐮𝐝 𝐀𝐝𝐮𝐥𝐭.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Ilaahay ha u naxariisto, hana u nuuro qabrigiisa.
12/12/2025
𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐓𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧𝐲𝐨 𝐋𝐞𝐡:
Anagoo ah 𝐌𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚,Macallimiinta iyo Ardada [𝐈𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐥-𝐆𝐚𝐝𝐮𝐮𝐝 𝐀𝐝𝐮𝐥𝐭 𝐃𝐡𝐮𝐬𝐚𝐦𝐚𝐫𝐞𝐞𝐛} ,waxaan halkan ka diraynaa tacsi tiiraanyo leh oo ku socota qoyska, ehelka, asxaabta, Ardada, macallimiinta, iyo dhammaan bulshada Galgaduud Adult School, kadib geerida naxdinta leh ee ku timid ardaygoodii qiimaha badnaa 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐫𝐞 ee si arxan darro ah loo dilay.
Geeridu waa amar Alle, waana dhacdo murugo iyo xusuus reebta. Waxaan si gaar ah uga tacsiyaynaynaa qoyska marxuumka, waxaanan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumkana uu jannadii Firdowsa ka waraabiyo.
Marxuumku wuxuu ka mid ahaa ardayda firfircoon, akhlaaqda wanaagsan leh, kuna wanaagsan waxbarashada. Geeridiisa waxaa ka naxay dhammaan bulshada waxbarashada iyo saaxiibadiis oo uu xiriir wanaagsan la lahaa 𝐆𝐚𝐥-𝐠𝐚𝐝𝐮𝐮𝐝 𝐀𝐝𝐮𝐥𝐭.
Waxaan cambaareynaynaa falka xun ee lagu dilay ardayga, waxaana ku baaqaynaa in cadaaladda la horkeeno kuwii falkaas geystay.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Ilaahay ha u naxariisto, hana u nuuro qabrigiisa.
13/02/2025
Hanballyo Hanballyo Congratulations 🎉🍾 dhamaan ardayda ka qalinjabinaysa Plasma University fareeceeda Galmudug.
21/11/2023
Waa Xaflad ay soo agaasimeen Ardada dugsiga Galgaduud Adult oo ay kasoo qaybgaleen Maamulka,Macallimiinta,Marti sharaf heerkoodu sareeyo iyo ardada Dugsiga.
26/09/2023
Waxaan Umadda Soomaaliyeed iyo umadda Islaamkaba ee kusugan daafaha caalamka ugu hambalyaynaynaa munaasibadda dhalashada nabigii bani'aadamnimada iyo is jacaylka⚘⚘⚘⚘🙏🙏
26/09/2023
"Hal caruur
Hal macallin
Hal buug iyo
Hal qalin ayaa beddelikara
Dunida oo idil.
Waxbarashada ayaa ah xalka kaliya"