Kheyr faafiye page

Kheyr faafiye page

Share

kala soco page kan kheyrka
waxaad nagu soo weydii kartaa su, aalaha diiniga

13/03/2026

8aad hadaa tahay ka faa,ideyso
Kismaayo qofkii soo gaari kari waaya online ayaan kusii neynaa lambarada hoose nagala soo xariir

28/02/2026

Reuters ayaa soo warisay in qaraxyo xooggan laga maqlay meel u dhow garoonka diyaaradaha magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta. Qaraxyadan ayaa calaamad u ah xiisad sii kordheysa gobolka, iyadoo aan hadda Iiraan kaliya beegsanayn saldhigyada Mareykanka, balse sidoo kale ay toos u weerarayso bartilmaameedyo muhiim ah oo ku yaalla dalalka kale ee Khaliijka.

28/02/2026

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay in weerarradooda gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliye lahayn ay weli socdaan,kuwaasoo ay ku beegsanayaan gudaha Israa'iil iyo saldhigyada Mareykanka,sida ay hadda werisey Al Jazeera.

28/02/2026

Bariga Dhexe oo dhan wuu ololayaa!

28/02/2026

Wasaaradda difaaca Qatar ayaa ku dhawaaqday inay si guul leh uga hortagtay dhowr weerar oo dhulka Qatar lagu soo qaaday, sida ay hadda ku warramayso Al Jazeera.

28/02/2026

Qatar ayaa sheegtay inay qabatay gantaallo horleh oo ay Iiraan ku soo weerartay, sida ay werisey Al Jazeera.

28/02/2026

Israa'iil ayaa duqeymo diyaaradeed ka wada gudaha dalka Ciraaq, sida uu weriyey telefishinka Israa'iil ka soo baxa ee Channel 12, iyadoo aan la bixin wax sharraxaad ah oo la xiriirta bartilmaameedyada la beegsaday iyo sababta Israa'iil ugu soo dartay Ciraaq , duullaanka ka dhanka ah Iiraan.

28/02/2026

Iiraan ayaa gantaallo ku beegsatay saldhigga ciidanka cirka Israa'iil ee ku yaal koonfurta magaalada Telaabiib, sida ay werisey Al Jazeera.

28/02/2026

Baxrayn ayaa rasmi ah ugu dhawaaqday in xarunta adeegga Ciidanka Badda Mareykanka ee Fifth Fleet oo ku taal gudaha Baxrayn in lagu qaaday weerar gantaal oo ka yimid Iiraan.

22/02/2026

Aan u gurmano walaalaheena baahan

14/12/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Doon Soomaali?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Doon Soomaali