02/08/2022
Waxaa loogu bishaaraynayaa ardayda Dugsiga Sare Dhahar Public Secondary School in buugtii Manhajka wasaaradda Waxbarashadu diyaarisay ay ka helayaan diyaarna ugu yihiin Dugsiga .
Dhahar Public Secondary School Enternet aditional information
02/08/2022
Waxaa loogu bishaaraynayaa ardayda Dugsiga Sare Dhahar Public Secondary School in buugtii Manhajka wasaaradda Waxbarashadu diyaarisay ay ka helayaan diyaarna ugu yihiin Dugsiga .
26/07/2022
OGEYSIIS
Maamulka Dugsiga Sare Ee Dhahar Public Secondary School wuxuu ogeysiinayaa
Dhammaan Waalidiinta Macallimiinta iyo Ardayda inuu furmi doono islamarkaana ay bilaabanayso diraasadii sannad dugsiyeedka 2022/2023 ee dugsiga sare Dhahar Public secondry School-DPSS
Maalinta Talaadada ee Taariikhdu Tahay 02 Ogos 2022
Haddaba waxaa laga rabaa ardada inay h**e u soo xaadiraan
Mahadsanidin