03/05/2025
hablaha bahda dhaqanka ee HILAAD CULTURE ACADEMY
◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇◇Ka mid noqoshada kooxdu waa mid ku xidhan heshiis iyo Nidaam kooxeed
03/05/2025
hablaha bahda dhaqanka ee HILAAD CULTURE ACADEMY
Udiyaar garawga sannad guurada labaad inamada team HILAAD CULTURE ACADEMY
Udiyaar garawga sannad guurada labaad haɓlaha team HILAAD CULTURE ACADEMY
Ma doonaysaa madashaada oo kuu qurx badnaata waxaa kuu diyaar kooxda hidaha iyo dhaqanka ee HILAAD CULTURE ACADEMY
Isku duubinidu waa shayga aad ku hormari kartaan team hilaad academy oo idin leh caways wanaagsan waxay idiin tahayba
Nagu soo jiir
05/06/2024
Wanaagsan goo ay idiin tahayba inta ku xidhan hilaad culture academy
Nagu soo biir
04/06/2024
Kusoo biir bah ku jecel iyo dad is jecel hadaba waxaan ku leeyahay soo gaadh✌️🫡
19/05/2024
Xuska munaasibada 18 my iyo xisbiga waddani iyo ka qayb galka kooxda hidaha iyo dhaqanka ee Hilaal____academy
14/05/2024
Gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka sanaag iyo Hilaal____academy kulankaas oo lagu falanqeeyey arimo badan.
ka dhalinyaro ahaana aanu doorkayaga kala shaqayn dono xisbiga waddani
14/05/2024
Bahda hidaha iyo dhaqanka Hilaal____academy iyo diyaar garage 18 my