Ceelbuh Primary And secondary School

Ceelbuh Primary And secondary School

Share

Building the Nation through Education

23/12/2025

Jadwal imtixaaneedka kalka kawaad ee saddexda qaybood ee iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School .
Maamulka iskoolka oo ugu sarreeyo maamule Abdullaahi Ali Huruuse waxa ay ardayda urajaynayaan guul waarta.
Wabilaahi tawfiiq.

23/12/2025

Jadwalka imtixaanka Ee Kalka 1aad 2025/2026.
Waxa aan guul urajaynayaa dhamaan ardayda iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School .

Photos from Ceelbuh Primary And secondary School 's post 04/01/2025

Sabti 04/01/2025
Bilawga imtixanka Teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025
………….…............................................
Waxaa maanta oo sabti ah 04/01/2025 ka bilawday Iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School imtixaankii Teeramka 1aad ee sanad dugsiyedka 2024/2025.
wuxuu socondoonaa ilaa 19/01/2025 waxaana dhamaan ardayda urajaynaynaa guuul insha allah.

Xafiiska warfaafinta ceelbuh Primary And secondary School.

Photos from Ceelbuh Primary And secondary School 's post 27/10/2024

Sawiro:
Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Ceelbuh Primary And secondary School Imtixaanka billaha ah ee lagu qiimaynayo ardayda dhigata iskoolka.
Ballanteennu waa ardayda ceelbuh oo hesha aqoon casriga lajaanqaadda.

Photos from Ceelbuh Primary And secondary School 's post 21/11/2023

Maamulka dugsiga Ceelbuh Primary And secondary School waxa ay hambalyaynayaan Maalinta Caalamiga ah Ee Macallinka.

18/08/2023

Daawo:Xafladda abaal marinta ardayda kaalmaha h**e kagashay imtixaanka Kalkii labaad 2022_2023.
Waxaa kasoo qaybgalay Maamulka,Macallimiinta,Waalidka iyo ardayda iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School .

Caabi Media

Wariye Ahmad Abdalla Ali

Photos from Ceelbuh Primary And secondary School 's post 05/08/2023

Hambalyo dhammaan ardayda fasalka 8aad ee dugsiyadda puntland ee maanta imtixaankooda lashaaciyay.
Si gaar ah maamulka iyo macallimiinta iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School waxa ay Hambalyo gaar ah udirayaan ardayda kagudubtay fasalka 8aad kuwaas oo dhammaan kubaasay imtixaanka shahaadiga ah gaar ahaan Caaisha Cabdisitaar Daahir oo kaalinta 1aad gashay.
Guulaysta dhamaantiin.

Photos from Ceelbuh Primary And secondary School 's post 19/05/2023

Waxaa gabi ahaanba soo idlaaday imtixaanka kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 Ceelbuh Primary And secondary School .
Waxa aan mahad ballaaran ucelinaynaa allihii sida nabadda ah noogu soo dhameeyay sanadkaas.
Maamulka iskuulku waxa uu urajayanayaa macallimiinta iyo ardaydaba inay nabad kusoo dhamaystaan muddo fasaxeedka iskuulka.
Sidoo kale waxa aanu guul urajayanaynaa ardayda fasalka 8aad ee iskuulka.

20/04/2023

Ciid mubaarak.
Maamulka iyo Macallimiinta Iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School waxa uu ummada islaamka ugu hambalyaynayaa Munaasabadda ciidul fidriga.
Waxa uuna urajayanayaa inay baraare iyo barwaaqo kugaaraan sannado badan.

Photos from Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland's post 14/02/2023

Jiil kuhubaysan aqoon ayaa dalkan wax kabaddali kara taasina waa halkudhigga Iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School

10/02/2023

Qaybta 3aad: Qaar kamid ah ardayda Iskoolka Ceelbuh Primary And secondary School oo hees wadani ah kaqaadaya Xafladda Abaal marinta ardayda kaalmaha h**e kagashay imtixaanka teeramka 2022/2023.

Want your school to be the top-listed School/college in Ceelbuh?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Ceelbuh