Hambalyo hambalyo
Waxaan hambalyada io farxada laqaysanaynaa dhamaan ardaydii fasalka 8aad ee Docoley primary school oo dhamaantood natiijo fican ku gudbay.
Hambalyo Hambalyo ayaan idin leenahay
Docoley primary school
ka qayb-qaado waxbarasha iyo dhisida deegaankaaga
02/09/2023
02/09/2023
Sept 02/2023 waxaa nooqabsoomay xafalad is kugu jirta furitaanka schoolka sanad dugsiyeedka 2023-2024 iyo hadyad guddoonsiinta ardaydii kaalmaha kagashay imtixaankii 2022-2023.
Xafladaan waxaa nagalasoo qaybgalay Guddiga waalidiinta, waalidiinta, Guddomiyaha Degmada Docoley iyo marti-sharafkale.
25/07/2023
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug oo dib udhigtay furitaanka sanad dugsiyeedka 2023-2024, taasoo ku beegatay 2da September 2023.
11/05/2023
Some students pictures of class 7
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Cadaado
24/05/2023