13/01/2026
Waxaan guul noogu Soo dhamaaday imtixaanka teeramka 1aad 2025-2026
Waxaa galnay Fasaxa 20 maalmood ee dugsiga dhamman macalimiinta, ardayda, shaqalaha, waxaan leenahay guulaysta nasasho wanaagsan
Education secretary Education
13/01/2026
Waxaan guul noogu Soo dhamaaday imtixaanka teeramka 1aad 2025-2026
Waxaa galnay Fasaxa 20 maalmood ee dugsiga dhamman macalimiinta, ardayda, shaqalaha, waxaan leenahay guulaysta nasasho wanaagsan
04/01/2026
Jadwalka teeramka 1aad 2025-2026
01/01/2026
24/12/2025
HAMBALYO XAAFADDA AMAANO 🎉
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Tawakal waxay hambalyo u dirayaan Xaafadda Amaano oo ku guuleysatay Koobka Kubadda Cagta ee Xaafadaha Degmada Caabudwaaq.
Guulaysta goobtii walbaba.
24/11/2025
إنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إليه راجعون
TACSI TIIRAANYO LEH
Waxa taci tiiraanyo leh udiraynaa ehelkii iyo qoyskii ay ka baxday Marxuumad Luul Hassan Ali oo kamid ahayd waalidiinta ilmaheeda iskuulka udhigtaan ahaydna waalid qiimo badan, afgaaban, ilaahay waxaan uwaydiinaynaa inuu Jano-fardawsa ku cazuumo Marti la jecel yahyna ka dhigo Awlaadii iyo ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo aamiin
23-11-2025
23/11/2025
FAAFIN DEG-DEG AH
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo shaqaalaha Iskuulka Tawakal in maalinta berri oo Isniin ah uu iskuulka fasax yahay, iyadoo la tixgelinayo munaasabadda qiimaha badan ee Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
Macallimiintu waa iftiinka bulshada, manaanka aqoonta, iyo kuwa hagta jiilka berri. Waxaan u rajaynaynaa dhamaan macallimiinta Soomaaliyeed guul, sharaf iyo horumar.
Daraasadda waxay dib u bilaaban doontaa maalinta Talaadada ah, 25 November.
Fadlan la wadaag ardayda kale
22/11/2025
🎉 Happy Teachers' Day!
21 November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed
"
11/10/2025
Hanbalyo maalinta calanka soomaaliyeed waa maalin qiimo badan oo astaan ugaar ah yeesheen ummada soomaliyeed
I got over 50 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉
13/09/2025
XAFLADA MOWLIIDKA NABIGA SCW IYO ARDAYDA KAALMAHA H**E IMTIXAANKA 2024-2025
Waxaa maanta xarunta dugsiga Tawakal primary and secondary school nooga qabsoomay xaflada mowliidka nabiga scw iyo abaalmarinta ardayda kaalmaha h**e ka gasahay imtixaanka dugsigu qaaday sanad-dugsiyéedka 2024-2025 waxaa xaflada ka Soo qayb galay waalidiin, arday, maamulka iyo macalimiinta dugsiga waxaan dhamman ardayda urajaynaya guulo badan oo is xig-xiga insha allah
25/08/2025
𝐖𝐀𝐑-𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Galmudug, iyada oo gudaneysa waajibaadkeeda shaqo ee ku aadan adeegidda Bulshada Galmudug, waxaa sharaf weyn u ah in maanta oo ku beegan 𝙄𝙨𝙣𝙞𝙞𝙣, 𝟐𝟓𝙠𝙖 𝘼𝙜𝙤𝙤𝙨𝙩𝙤, 𝟐𝟎𝟐𝟓, aan soo 𝙨𝙝𝙖𝙝𝙖𝙖𝙙𝙞𝙜𝙖 𝙚𝙚 𝙛𝙖𝙨𝙖𝙡𝙠𝙖 𝟖𝙖𝙖𝙙 𝙨𝙖𝙣𝙣𝙖𝙙 𝙙𝙪𝙜𝙨𝙞𝙮𝙚𝙚𝙙𝙠𝙖 𝟐𝟎𝟐𝟒/𝟐𝟎𝟐𝟓 kaas oo ay wasaaraddu qaaday sannadkii 7aad.
-DHAMMAAD-
Xafiiska Warfaafinta - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
https://www.tiktok.com/
https://x.com/MoECHEGalmudug