26/08/2026
HAMBALYO IYO BOGAADIN
Maamulka iyo Macalimiinta Waxa ay Hambaliyo iyo Bogaadin u Dirayaan Dhammaan Ardayda Fasalka 8aad, Ee ku gudbay Imtixaanka Wasaarada Waxbashada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxaan Si gaar ah Hambaliyo ugu Diraynaa Ardayda Iskuulka Hoose, Dhexe iyo Ee Waaberi