Imam Nawawi primary And Intermediate school

Call

Imam Nawawi primary And Intermediate school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imam Nawawi primary And Intermediate school, School, Buur Halab.

Maanta oo ay taarikhdu tahay 18/10/2023 waxaa u bilowdey ardayda iskuulka imamu Nawawi imtixaan bikeedka ee sanad dugsiy...
18/10/2023

Maanta oo ay taarikhdu tahay 18/10/2023 waxaa u bilowdey ardayda iskuulka imamu Nawawi imtixaan bikeedka ee sanad dugsiyeedka 2023/2024

Qaar ka mid ah sawirada xafladii  khmaiista ka so gudubnay inoo dhacdey
14/10/2023

Qaar ka mid ah sawirada xafladii khmaiista ka so gudubnay inoo dhacdey

Waxaa maalinta khamiista ah oo ku aadan  12/10/2023 inoo dhici doonta xafladda Qalin Jebinta fasalka 8aad ee iskuulka im...
10/10/2023

Waxaa maalinta khamiista ah oo ku aadan 12/10/2023 inoo dhici doonta xafladda Qalin Jebinta fasalka 8aad ee iskuulka imamu nawawi

Sawirada kuwa ka mid ah ardayda form1-ka
05/10/2023

Sawirada kuwa ka mid ah ardayda form1-ka

Waxaa maanta soo xirmay tartan aqooneedka iskuuulka oo final-ka ku tartamay laba fasal kala ah 5aad iyo 4AAD waxaana  gu...
10/05/2023

Waxaa maanta soo xirmay tartan aqooneedka iskuuulka oo final-ka ku tartamay laba fasal kala ah 5aad iyo 4AAD waxaana guusha raacdey fasalka 4aad

Guddiga Daadihin Doono k**a danbeyska Tartanka iskuulka oo berito dhici doono
09/05/2023

Guddiga Daadihin Doono k**a danbeyska Tartanka iskuulka oo berito dhici doono

Arbaca soo socota oo ku beegan 10/8/2023 waxaa dhici doona final-ka Tartan aqooneed iskuuulka imaamu Nawawi
08/05/2023

Arbaca soo socota oo ku beegan 10/8/2023 waxaa dhici doona final-ka Tartan aqooneed iskuuulka imaamu Nawawi

Waxaa si habsami leh usocda Imtixaan bileedka labaad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 Guul wacan dhamaan aradda iskuulka i...
13/03/2023

Waxaa si habsami leh usocda Imtixaan bileedka labaad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023
Guul wacan dhamaan aradda iskuulka imaamu Nawawi

Midowga ardada Iskuuulka Imamu Nawawi primary and intermediate school ayaa maanta arbacada aheyd qado sharaf u sameeyeen...
09/02/2023

Midowga ardada Iskuuulka Imamu Nawawi primary and intermediate school ayaa maanta arbacada aheyd qado sharaf u sameeyeen Maamulka, Macalimiinta iyo Marti sharaf kale

Waxa maanta oo taariikhda ku beegneyd 8.2.2023 Tartan dhax marey labada fasal oo kala ah 5aad( A  ) iyo 5aad( B ), Guush...
08/02/2023

Waxa maanta oo taariikhda ku beegneyd 8.2.2023 Tartan dhax marey labada fasal oo kala ah 5aad( A ) iyo 5aad( B ), Guushana waxa racday fasalka 5aad( B )

Maamulka iyo Macallimminta iskuulka Imam Nawawi primary And Intermediate school waxaa ay HAMBALYO u dirayaan Guddoomiyah...
28/01/2023

Maamulka iyo Macallimminta iskuulka Imam Nawawi primary And Intermediate school waxaa ay HAMBALYO u dirayaan Guddoomiyaha iyo Guddoomiye kuxigeenka cusub ee Midowga arddada iskuulka Imamu Nawawi sannad dugsiyeedka 2022-2023, kuwaas oo ku guulaystay doorashadii iskuulka ka dhacdey Arbacadii lasoo dhaafay 25/01/2022.
Guddoomiye waxa ku guulaystay C/Laahi C/majiid Yarow, Guddoomiye kuxigeenka-na waxa ku guuleystay Maxamed Maxamed Cabdi

Waa Musharaxiinta guddoonka Ardada ee Iskuuulka Imamu Nawawi oo Dhici doonta berito, kuna Beegan 25/1/2023
24/01/2023

Waa Musharaxiinta guddoonka Ardada ee Iskuuulka Imamu Nawawi oo Dhici doonta berito, kuna Beegan 25/1/2023

Address

Buur Halab

Telephone

+252615463695

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Imam Nawawi primary And Intermediate school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category