08/10/2025
Group 3 iyo Guddoonsiinta Shahaadooyinkoodii.
"Runtii waxaad tihiin team soo dhabar adeegay"
Barashada Computer-ka waa Furaha Qarniga 21aad. Gacmo Furan Kusoo Dhawaada.
08/10/2025
Group 3 iyo Guddoonsiinta Shahaadooyinkoodii.
"Runtii waxaad tihiin team soo dhabar adeegay"
29/03/2025
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป!
Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo Dhammaan Howlwadeenada ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ณ๐น๐ฎ๐
waxa ay idin kugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul Fidriga.
ุนูุฏ ุงููุทุฑ ุงูู
ุจุงุฑู. CIID WANAAGSAN
26/03/2025
Dhamaan bahda jecel waxbarashada Machadka waxuu qadaneyaa Fasalo Cusub oo lagu baran doono:
๐พ๐๐ก๐ข๐๐๐ ๐พ๐ค๐ข๐ฅ๐ช๐ฉ๐๐ง๐ ๐.
Isdiiwan gelinta waxaa ka haray Waqti kooban.
01/03/2025
"๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ผ ๐ช๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ฎ๐"
Sawirada Qeybta 2aad.
28/02/2025
Maamulka Machadka Aflax iyo Qaar Kamid ah Marti Sharafta kasoo qeyb gashay ayaa si wadajir ah u gudoonsiiyay Shahaadooyinka Dufcadda 2aad Qeybta Computer Application.
28/02/2025
Hambalyo Cisman Abdi Ali , Birimo Huseein, Sharmaake Abdulle Hassan, oo xijistay kaalinta 1aad, 2aad iyo 3aad.
27/02/2025
HAMBALYO DUFCADDII 2AAD. ๐
20/02/2025
2 GRADUATION CEREMONY
COMIN SOON.
Aflax institute of technology
Coming Soon
2 Graduation Ceremony
Aflax institute of technology
21/11/2024
ใ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ผ๐๐๐ - ๐๐ผ๐ผ๐๐๐๐๐ผ ๐๐ผ๐พ๐ผ๐๐๐๐๐ผ ๐๐๐๐๐ผ๐ผ๐๐๐๐๐๐ฟ ใ
Machadka Tiknoolajiyada waxa uu Hambalyo leeyahay dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed.
Maalintan oo muhiimad gaar ah leh, waxaa lagu weyneynayaa kaalinta lama ilaawaanka ah ee macalimiintu ku leeyihiin nolosha bulshada iyo horumarinta aadanaha.
!
Macalinka Soomaaliyeed
| Monday | 14:00 - 18:00 |
| Tuesday | 14:00 - 18:00 |
| Wednesday | 14:00 - 18:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 14:00 - 18:00 |
| Sunday | 14:00 - 18:00 |