05/08/2023
Waxaan π‘ππ¦πππ₯π²π¨ lee nahay Maxamed xuseen faarax barwaale oo dhigta schoolka Ahmed gurey Buulaburde oo galay Kaalinta 7aad ee imtixaanka Qaranka.
Midowga Ardayda Degmada Buulo-burte.
.
05/08/2023
Waxaan π‘ππ¦πππ₯π²π¨ iyo ππ¨π ππππ’π§ u direynaa dhammaan ardaydi ka gudubtay π’π¦ππ’π±πππ§π€π’π’ π¬π‘ππ‘ππππ’π π ahaa ee πππ¬ππ₯π€π πππππ sanad dugsiyeedka ππππ/ππ.
Hambalyo, Hambalyo, Guul iyo Horumar wacan ayaa idin rajeyneynaa.
Midowga Ardayda Degmada Buulo-burte.
31/05/2023
Waxaa maanta Inoo soo Gabagaboobay Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee Fasalka 12-aad ee Dugsiga sare .
Midowga Ardayda Degmada Buulo-burte. Waxey labadii isbuuc ee laso Dhaafay u aheyd Laba isbuuc oo aan Bixinay Dadaal badan si Ay Ardaydeena U noqdaan kuwa Guuleysta .
Hambalyo, Hambalyo, Dhamaantiin waxaan idiin Rajeynaa Natiijo aad ku faraxdaan insha allah .
Midowga Ardayda Degmada Buulo-burte.
27/05/2023
Waxaa maanta si rasmi ah inoogu Bilaawday Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugsiga sare .
Waxaan dhamaan ardayda U rajeyneynaa Natiijo ay ku Farxaan insha allah.
24/05/2023
Waxaa shalay si guul ah inoogu soo Dhamaday imtixaankii Shahaadiga ahaa Ee Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe .
Waxaan dhamaan aradayda u rajeyneyna Natiijo ay ku farxaan insha allah .
21/05/2023
Taarikh: 19 may2023
"Midowga Ardayda degmada bulaburde Ayaa Waxey Kulan Dhiiri Gelin Iyo Dardaaran ah U Qabteen Ardayada Fasalka 12-aad iyo 8-aad ee iskuuladka degmada.
Guul ayaan idiin rajeyneyna dhamantiin insha allah.
18/05/2023
Goobta: Buuloburte University
Waqtiga: 3:30 Galabnimo 19-5-2023 Biritole
Siminaar Gaara Oo Loogu Tala Galay,
Ardayda F4 & Class-8 Degmada Buuloburte,
Kaaso Diirada Lagu Saari Doona Examka Ardayda Shahaadiga Sanadka 2022_2023,
Waxaana Soo Qaban Qaabiye Xukumadda Midowga Ardayda Degmada Buulo-burte.
Gaarsii Ardayda Kale Mahadsanid,
...
16/05/2023
Gudoomiyaha midawga ardayda degmada buuloburte : Mohamed Hassan qarfe iyo xubno kamid ah midawga ayaa booqday AL-RAHMA PRIMARY SCHOOL
Waxana kusoo dhaweyay Maamulka schoolka AL-RAHMA oo ugu horeeyo ustad short-man Kulan kaan oo ujeedkiisu ahaa in qaar kamid ah ardayda oo aan haysan dharka schoolka(Uniform) laga baahi tiro, tasoo suuro gashay alxamdullilah, guudoomiyaha mudawga ayaa ardaydaas ku wareejiyay dharka aay wax ku baran lahayeen kuna dhiiri galiyay in aay wax barashadoodu sare u qadaan
Xafiiska warfaadinta: Midawga ardayda degmada bulaburde
15/05/2023
Tarikh: *15-5-2023* . Gudoomiyaha midawga ardayda degmada bula burte : Mohamed Hassan qarfe ayaa booqday schoolka FIDINTA PRIMARY SCHOOL
Waxana kusoo dhaweyay
maamulka schoolka FDINTA,kulankaas ayaa kusabsanaa dhiiro galin, waano, iyo in aay ardayda ku dadalaan waxbarasha midawgane ardayda ee degmadane mar waliba garabkoodu yahay.
Midawga ardayda degmada bulo-burte Ayaa Wado Dar Dar Dhiirigilineed Ay U Sameeynayaa Dhamaan Ardayda Degmada Buulo-burte Si Ay Heer Ugu Garaan Waxbarashadooda
10/05/2023
Ardayda Jaamacada Buulaburte Ayaa Manta Booqday schooladka leh Dugsiyada Sare Ee Ku yaala Degmada Buuloburte Gaar ahaan Ardayda Sanadkaan ka Qalinjibineysa Waxa Ay U Sameeyeen Wacyigilin iyo Dhiiragilin Ku Aadan Heerka Sare Ee Waxbarashada,
Ayagoona ugu waramay waxqabadka jamacada iyo kuliyadaheeda kala duwan.
Midowga Ardayda Degmada Buulo-burte.