26/03/2026
WAXAA LA DHACAY DHAMAAN LACAGTII KAASHKA AHAYD EE DALKA SWEDEAN DHACDO DUNIDU KA YAAABTAY WALIBA DIYR AYAA LAGU DHACAY
MUCJISO AYAA KU DHACDAY SWEDEN DHAMAAN LACAGTII KAASHKA AHAY YAAB IYO AMAKAAG
Ku soo dhawaada kanaalka.MR Halkan waxaan ku soo gudbin doonaa waxyaabo yaab leh, tijaabooyin cajiib ah, xaqiiqooyin layaab leh iyo muuqaallo xiiso leh oo aa...
22/03/2026
https://youtu.be/Vpv6Md5q8y4?si=nKusfWVjzD5as7en
Wiil La Dhibaateeyay Oo Noqday Fighter Aan La Joojin Karin WUU KA AARSADAY @Waqtimovierecap
Wiil daciif ah oo si joogto ah loo dhibi jiray… ayaa hal maalin go’aansaday inuu is difaaco. Laakiin hal go’aan oo degdeg ah ayaa noloshiisii gebi ahaanba be...
21/03/2026
https://youtu.be/fFE9hIvwYJA?si=qpsuMKilV8-KVJxs
Sheekada Dhaca Ugu Xeeladda Badanaa BANK HEIST WAXAY DHACEEN BANK UGU AMNIGA BADAN
Muuqaalkan waxaan ku soo koobaynaa filimka Den of Thieves (2018), oo ah filim action crime thriller ah oo leh dhac, khiyaano, rasaas culus, iyo qorshe aad u ...
18/03/2026
https://youtu.be/LxsC1BhSmfQ?si=JX0meQL57HrmJqY5
Ninkii CIA-da Ka Aarguday Geerida Xaaskiisa | Sheeko Sirdoon Oo Aad U Xooggan
Charli waa nin maskax badan oo ka shaqeeya CIA-da, nolol degganna kula nool xaaskiisa Saara. Laakiin markii Saara lagu dilo weerar argagixiso oo ka dhacay La...
16/03/2026
https://youtu.be/U7HeGlPaI5c?si=FO-adoCuFZWm75gw
Ninkii Ka Baxsaday Xabsiga Siberia Oo Socday 6,000 KM Si Uu Xorriyad U Helo
Sheekadan waxay ka warramaysaa baxsashadii ugu halista badnayd ee taariikhda xabsiyada Siberia. Maxaabiis ka kala yimid dalal kala duwan ayaa lagu hayaa Gula...
15/03/2026
https://youtu.be/3xWLVad1jZY?si=t9ebTxDQdXIe4RGY
Aargoosiga Tirada: Sirta Dilalka Baythagoras | Sheeko Filim Qoto Dheer
Filimkan wuxuu ka bilaabmaa dalka Giriigga sanadkii kun sagaal boqol sideetan iyo toddoba, halkaas oo gabar yar loo hadiyeeyo laba silsiladood oo leh sawirka...
14/03/2026
Soo koobida film youtube kasoo daawo waa film aad u macquula
FILM UGU KHATARSANAA GANG DANBI BAADHIS HOLAC DAAWO
Magaalo ay ka dhacayaan dilal argagax leh ayaa noqotay meel cabsi leh. Dilaaga taxanaha ah wuxuu si random ah u weeraraa darawallada habeenkii, isagoo mindi ...
09/03/2026
https://youtu.be/CJ8gqUtfUc4?si=nHWaiBsJAdE6N94Y
SUUQA GABADHAHA BULGARIA HALKII GABADH WAXAA LAGAA SIINYAA 20k$
Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.