Al Niil primary and Kg Schools

Al Niil primary and Kg Schools

Share

Ku soo dhawoow schoolka Al niil primary and kg school

11/03/2026

Dugsiga ALLNIIL waxa kasocday tartan qaatay mudo kasoo kusaabsana rabadaan cup.

ugu danbayn waxa hantiyay grade 6.

🎤Dhamaan bahwaynta dugsiga ALLNIIL SCHOOL waxay hambalyo yo bogaadin udirayan
fasalka lixaad oo muujiyay aqoon iyo dedaal.

allaa mahad leh.

Photos from Al Niil primary and Kg Schools's post 06/03/2026

Dugsiga ALL NIIL primary school waa dugsi udiyaarsan, uqalabaysan una heelan sidii uu u soo saari lahaa jiilal ka dhisan cilamiga qaybihiisa kala duwan maadi iyo diiniba.

kuwanu waa qaar kamida ardayda dugsiga oo qaadanaya wakhtigoodi jimicsiga iyo jawi bedelashada ciyaareed.

02/03/2026

4vs1

Photos from Al Niil primary and Kg Schools's post 02/03/2026

farshaxanku waa dareen lagu mujiyo dareenka iyo fakerka tolmoone ee qofka.

farshaxanka quruxda badan waxa sawirtay midka mida ardayda fasalka sadexaad.

23/02/2026

🎤 Beri oo ah maalin salaasa waxa kafurmi doona dugsiga ALL NIIL SCHOOL tartan aqooneedkii teeramka danbe inshalaa.

8 vs 7.

21/02/2026

📢OGAYSIIS FASAX ROOBDOON.

Maamulka dugsiga ALNIIL primary School wuxuu ogaysiinayaa macallimiinta, waalidiinta, ardayda iyo dhammaan bahda dugsiga hoose dhexe ee ALNILL in maalinta berri ah uu jiri doono fasax hal maalin ah.
Si ardayda iyo macallimiintu u oogaan salaada roobdoonta.

17/02/2026

Bilashada ay bilatay bisha barakaysane Ramadanta awgeed
dugsiga ALNIIL SCHOOL waxa uhambalyo iyo duco ba udirayaa

waalidiin, macalimiin iyo ardaydaba waxanu idin leenay alle khayrkeda haynasiiyo oo haynoogu dhameyo amiin.

15/02/2026
15/02/2026

Ku soo dhawoow Al Niil primary school
phone
252633416968
252653416968
Location xaafada plaza gaar ahaan sarbiida balaaza

Photos from Al Niil primary and Kg Schools's post 14/02/2026

Dugsiga ALL NIIL SCHOOL waa dugsi aad kahelayso aqoon tayaysan iyo cilmi dhamays tiran.

hamoogaan dugsigeena boqran ee bilcsan.

Photos from Al Niil primary and Kg Schools's post 05/02/2026

ku soo dhawoow waalid schoolka al niil bogiisa rasmiga ah
kusoo dhawoow hoyega tayeda iyo waxbarashada
wixii faahfaahina nagal soo xidhiidh whts upp numberka
252633416968
ama 252653416968
loctionka schoolka
waxa uu ku yaalaa magaalada burco gaar ahaan xaafada plaz aag zariibada

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Burco