Al-Burhan Schools - Burao

Al-Burhan Schools - Burao

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Burhan Schools - Burao, School, .

28/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง โ€“ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ŸŒ™

Alxamdulillaah, maanta waa maalintii 11aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ

Waxaynu galnay tobankii dhexe ee ramadaan โ€” waa maalmo laynaga rabo inaynu ku dadaalno inaynu ilaahy weydiisano dambi-dhaaf, naxariis iyo toobad. siina laba jibaarno acmaasha .

๐Ÿซ Qaybaha Dugsiga
๐Ÿ“ Branch 1:
Xaafadda RIIGA
๐Ÿ“ž 63 4047799
๐Ÿ“ Branch 2:
Xaafadda HODAN
๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch 3:
Xaafadda PLAZA
๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh lambarrada kor ku xusan โ˜Ž๏ธ

21/02/2026

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก.
Maamulka Dugsiyada al-burhaan waxa ay ogeysiinayaan dhammaan waalidiinta sharafta leh, ardayda, macallimiinta, gaadiidka iyo hawlwadeenada dugsiyada in:
๐Ÿ—“ Maalinta Axadda, 22/02/2026 dugsigu fasax yahay si looga qayb qaato salaada roob doonta iyadoo la tix-galinayo xaalada abaaraha iyo roob la'aanta ee ka jirta waddanka.

๐Ÿซ Qaybaha Dugsiga
๐Ÿ“ Branch 1:
Xaafadda RIIGA
๐Ÿ“ž 63 4047799
๐Ÿ“ Branch 2:
Xaafadda HODAN
๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch 3:
Xaafadda PLAZA
๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh lambarrada kor ku xusan โ˜Ž๏ธ

Photos from Al-Burhan Schools - Burao's post 21/02/2026

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐๐Ÿ : ๐„๐ž ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐š๐ก ๐‡๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐’๐ก.๐œ๐ฅ๐ค๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ.

Barnaamij kaas oo lagu qabtay Schoolk Al-Burhaan School Branch -1 Barnaamijkaasoo lagu dhamaystiraayey 30 jus ee quraanka kariimkaa . sidoo kalena lagaga hadlaayey fadliga ay leedahay akhrinta quraanka iyo fahankiisaba bishan barakaysan ee ramadaan iyo in la jeclaysiiyo dhalinyarada akhrinta quraanka kariimkaa, sidoo kalena ardydii ku guulaysatay ka jawaabista suaalaha ay ku guuleysteen hadiyado kala duwan.

๐Ÿซ Qaybaha Dugsiga
๐Ÿ“ Branch 1:
Xaafadda RIIGA
๐Ÿ“ž 63 4047799
๐Ÿ“ Branch 2:
Xaafadda HODAN
๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch 3:
Xaafadda PLAZA
๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh lambarrada kor ku xusan โ˜Ž๏ธ

21/02/2026

๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ๐š ๐š๐ก ๐„๐ž ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ข๐ข ๐’๐š๐š๐ค๐š ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐ฃ๐ฎ๐ฌ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š๐š ๐ฐ๐š๐ฅ๐ข๐›๐š ๐‡๐š๐ฅ ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข .

๐Ÿซ Qaybaha Dugsiga
๐Ÿ“ Branch 1:
Xaafadda RIIGA
๐Ÿ“ž 63 4047799
๐Ÿ“ Branch 2:
Xaafadda HODAN
๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch 3:
Xaafadda PLAZA
๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh lambarrada kor ku xusan โ˜Ž๏ธ

Photos from Al-Burhan Schools - Burao's post 20/02/2026

Tartan aqooneedkii dhexmaray ardayda schoolka Aburhaan School Branch 2.

๐Ÿ“ Branch 1:
Xaafadda RIIGA
๐Ÿ“ž 63 4047799
๐Ÿ“ Branch 2:
Xaafadda HODAN
๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch 3:
Xaafadda PLAZA
๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh lambarrada kor ku xusan โ˜Ž๏ธ

19/02/2026

Dugsiga AL-BURHAAN School waxa uu Sabtida ku qaban doonaa daabuurka barnaamij khayri ah, oo ciwaankiisu yahay:

โ€œุฎุชู…ุฉ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู„ูƒุฑูŠู… ููŠ ุฌู„ุณุฉ ูˆุงุญุฏุฉโ€
(โ€œDhammaystirka Qurโ€™aanka Kariimka ah hal fadhi gudihiiโ€)
Barnaamijkan oo si fiican loo soo agaasimay ayaa ardaydu ku akhriyayaan Qurโ€™aanka Kariimka ah muddo 15 daqiiqo ah,
Waxa ka qayb qaadanaya arday tiradoodu gaadhayso 160 arday .
ุชุญุช ุฅุดุฑุงู ุงู„ุฏูƒุชูˆุฑ ู…ุญู…ุฏ ุงู„ุดูŠุฎ ุนุจุฏุงู„ูƒุฑูŠู… ุญุณู† ู…ุญู…ุฏ

19/02/2026

Ardayda Class 3B & Class 4A
Waxay inala wadaagayaan mawduuc ku saabsan Dhiirrigelinta.
Mawduuc dhiirrigelinaya ardayda kobcinayana kalsoonidooda, isla markaana xoojinaya aqoonta ardyda.

๐Ÿซ Qaybaha Dugsiga
๐Ÿ“ Branch 1:
Xaafadda RIIGA
๐Ÿ“ž 63 4047799
๐Ÿ“ Branch 2:
Xaafadda HODAN
๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch 3:
Xaafadda PLAZA
๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh lambarrada kor ku xusan โ˜Ž๏ธ

18/02/2026

Waa dhalinyaro lagu koriyey wadaninimo,
laguna barbaariyey dal jacayl iyo dad jacayl.
Waa jiil diiday kala qoqob iyo kala qaybsanaan,
doortayna midnimo, is ixtiraam iyo wadaninimo.

Calankeennu waa astaanta sharaf, halgan , Guul iyo rajada berri.๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ.

๐๐š๐ฒ๐›๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐Ÿซ
๐Ÿ“ Branch-1:
Xaafadda RIIGA โ€” ๐Ÿ“ž ๏ฟผ63 4047799
๐Ÿ“ Branch-2:
Xaafadda HODAN โ€” ๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch-3:
Xaafadda PLAZA โ€” ๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Hadaba wixii faahfaahin ah, fadlan kala xidhiidh numberada kor ku qoran.

17/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค๐ŸŒ™
Munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, Dugsigu waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan macallimiinta, ardayda, waalidiinta iyo bulshada Islaamka ah. Ilaahayna ha ina waafajiyo acmaasha bishan barakaysan ee ramadaan.

๐๐š๐ฒ๐›๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐Ÿซ
๐Ÿ“ Branch-1:
Xaafadda RIIGA โ€” ๐Ÿ“ž ๏ฟผ63 4047799
๐Ÿ“ Branch-2:
Xaafadda HODAN โ€” ๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch-3:
Xaafadda PLAZA โ€” ๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Hadaba wixii faahfaahin ah, fadlan kala xidhiidh numberada kor ku qoran.

17/02/2026

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข

Munaasabadda bisha barakaysan ee ๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐ awgeed, ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ดu waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan macallimiinta, ardayda, waalidiinta iyo bulshada Islaamka ah. Ilaahay ha inagu garab galo soon daacad ah, cibaado khushuuc leh iyo camal wanaagsan oo badan.
Bishan sharafta leh aynu ku cusboonaysiinno niyaddeenna khayrka, xoojino akhlaaqdeenna, isu naxariisanno, isla markaana xasuusanno kuwa tabaalaysan. Ramadaanku waa fursad mudan ka faa'idaysi ruuxi ah, samir, edeb iyo deeqsinimo. Waxa aan Alle ka rajaynaynaa in uu inaga yeelo kuwa cadaabta uu ka xoreeyo albaabada jannadana loo furo.

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

@๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š

16/02/2026

๐—๐š๐ฆ๐๐ข ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐›๐š๐ฒ๐ ๐ž๐ž๐๐ข๐ข ๐ก๐š๐ฒ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š๐Ÿ’ก๐Ÿง 

XAMDI ISMACIIL NUUR. Waa ardayad ka mid ah ardayda schoolka alburhaan school baranch 1 class keeduna waa class 6A . Ardayadu waxa ay saaka schoolka ka soo jeedisay gabay ay kaga hadlaysay hayaanka nolosha iyo waayaha aduunka.

๐๐š๐ฒ๐›๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐Ÿซ
๐Ÿ“ Branch-1:
Xaafadda RIIGA โ€” ๐Ÿ“ž ๏ฟผ63 4047799
๐Ÿ“ Branch-2:
Xaafadda HODAN โ€” ๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch-3:
Xaafadda PLAZA โ€” ๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Hadaba wixii faahfaahin ah, fadlan kala xidhiidh numberada kor ku qoran.

15/02/2026

๐—”๐—Ÿ-๐—•๐—จ๐—ฅ๐—›๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—–๐—›๐—ข๐—ขLS
๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐‘๐ž๐ ๐ข๐จ๐ง, ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐.
Class: 1aad oo tartan ku jiray maanta

๐๐š๐ฒ๐›๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐Ÿซ
๐Ÿ“ Branch-1:
Xaafadda RIIGA โ€” ๐Ÿ“ž ๏ฟผโจ63 4047799โฉ
๐Ÿ“ Branch-2:
Xaafadda HODAN โ€” ๐Ÿ“ž 4047798
๐Ÿ“ Branch-3:
Xaafadda PLAZA โ€” ๐Ÿ“ž 7007009
๐Ÿ“Œ Hadaba wixii faahfaahin ah, fadlan kala xidhiidh numberada kor ku qoran.

Want your school to be the top-listed School/college?

Culinary Team

Attire

Telephone