๐๐ฎ๐๐๐ฑ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง
U DOOR UBADKAAGA HALKII U ROON.
IFTIIN PRIMARY SCHOOLS.
Iftiin kaa baxaaya ubadkaaga la gaadh.
16/09/2025
๐๐๐ฅ ๐ฃ๐๐ ๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ฑ๐.
Waxa lagu wargelinayaa dhammaan shaqo doonayaasha in dugsiga ay ka bannaantahay hal boos oo ah maaddada ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ka.
Arji qabashadu waxay ka bilaabmaysaa ๐๐/๐๐/๐๐ waxanay ku eegtahay ๐๐/๐๐/๐๐.
Fadlan codsade keen codsigaga oo dhamaystiran xafiiska dugsiga ama ku soo dir
๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น:- ๐๐ณ๐๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น๐๐ญ@๐ด๐บ๐ฎ๐ถ๐น.๐ฐ๐ผ๐บ
Wixii warbixin dheeraad ah kala soo xidhiidh
๐ฌ๐ฒ๐ฏ-๐ฐ๐ฏ๐ฎ๐ญ๐ฏ๐ฎ๐ญ ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ฌ๐ฒ๐ฏ-๐ฐ๐ฐ๐ฏ๐ณ๐ฏ๐ฏ๐ญ.
13/09/2025
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ผ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ๐๐ถ๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ
13/09/2025
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ผ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ๐๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ฎ๐ฎ๐ฑ
13/09/2025
๐ซ๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐
๐ฑ๐ฎ๐ ๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ ๐๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ ๐๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฒ๐ป๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐น๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐น๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ธ๐ฎ ๐ด๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ ๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎ.
Waxaa maalinnimadii Arabacada oo taariikhdu ku beegnayd 10-09-2025 si habsami ah uga qabsoontay barxadda dugsiga xaflad meeqaam keedu sarreeyo oo lagu sii sagootinayay ardaydii ka aflaxday fasalka sideedad kuwaaso kaalmo sare ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee 2024-2025.
Sidoo kale waxaa lagu abaal mariyay Ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaannaddii fasalladooda iyagoo keenay dhibco aad u sarreeya.
Ugu danbayn waxay maamulka iyo macallimiinta dugsigu ay duco iyo dardaaran isugu dareen dhammaan ardayda ka soo qayb gashay xafladda.
17/08/2025
๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐น ๐ต๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ฎ๐ต!!
Dugsiyada ๐๐
๐๐๐๐ waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda dugsiyada ๐๐
๐๐๐๐ oo guulo cajiib ah iyo derejo aad u sarraysa ka soo hooyay imtixaan kii shahaadiga ahaa ee sannad dugsiyeedka ๐๐๐๐-๐๐๐๐ iyagoo ku baxay derejooyinka (๐ & ๐+).
Waxaanu Alle uga baryaynaa mustaqbal ifayah iyo horumar intaa ka sii balladhan idamka rabbi.
17/08/2025
Dugsiyada IFTIIN waxay guul u rajaynayaan dhammaan ardayda dalka ee sannad dugsiyedka 2024-2025 u fadhiisatay imtixaankii shahaadiga ahaa natiijadoodiina maanta loo yeedhinayo gaar ahaan ardayda dugsiyada IFTIIN inay kala kulmaan guul iyo farxad idamka allah.
06/08/2025
IFTIIN SCHOOLS!!
BACK TO SCHOOL!!
Waalid qaadashada ardayda ee sannad dugsiyeedka 2025-2026 waxa ay weli ka socoto xafiiska dugsiga ee waalid h**e u gaadh.
Tilmaam:-
Dugsigu wuxuu ku yaallaa beerta Ayaanle Cali Khayre waxaanuu dhanka bari ka xigaa masjidu Tawfiiq (Cabdi-buur)
Wixii faahfaahin ahna kala xidhiidh:
063-4321387/0634437331/065-9306067
ama guji whatsapp link-ga.
04/08/2025
Waalid qaadashada ardayda ee sannad dugsiyeedka 2025-2026 waxa ay weli ka socoto xafiiska dugsiga ee waalid h**e u gaadh.
Tilmaam:-
Dugsigu wuxuu ku yaallaa beerta Ayaanle Cali Khayre waxaanuu dhanka bari ka xigaa masjidu Tawfiiq (Cabdi-buur)
Wixii faahfaahin ahna kala xidhiidh:
063-4321387/0634437331/065-9306067
ama guji whatsapp link-ga.
Waalid waxa lagugu bushaaraynayaa in qaadashada ardayda ee sannad dugsiyeedka 2025-2026 ay ka socoto xafiiska dugsiga ee waalid h**e u gaadh.
Tilmaam:-
Dugsigu wuxuu ku yaallaa beerta Ayaanle Cali Khayre waxaanuu dhanka bari ka xigaa masjidu Tawfiiq (Cabdi-buur)
Wixii faahfaahin ahna kala xidhiidh:
063-4321387/0634437331/065-9306067
ama guji whatsapp link-ga.
IFTIIN PRIMARY SCHOOLS. Iftiin kaa baxaaya ubadkaaga la gaadh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Burco