13/09/2025
Machadka Mucaad Ibnu Jabal.
Waa machad online ah oo lagu barto Quraanka Kariimka iyo duruus diini ah. Waxaan u heellannahay barista Kitaabka Alle, fahamka cilmiga shareecada, iyo kobcinta akhlaaqda wanaagsan.
kala xidhiidh:- 63 4303452