24/08/2026
Dhamaan Ardayda Natiijada Imtaxaanka shahaadiga ah bari loo shaacin doono waxaan urajaynayaa guul Insha allah
The official page of Master Primary & Secondary School Burao, Somaliland
24/08/2026
Dhamaan Ardayda Natiijada Imtaxaanka shahaadiga ah bari loo shaacin doono waxaan urajaynayaa guul Insha allah
07/08/2026
جــــــــمــــــــعــــــــة مــــــــبــــــــاركــــــــة.
01/08/2026
31/07/2026
AH
Dhamaan macalimiinta, ardayda iyo shaqaalaha kale ee dugsiyadda waxa lagu wargelinayaa in waxbarashada sanad dugsiyeedka Cusub 2026 -2027 ay bilaabmi doonto 01/08/2026 kuna beegan maalinta bari oo sabti ah insha Allah.
29/07/2026
22/07/2026
Dugsiyadda waxay ogaysiinayaan waalidiinta ubadkooda lajecel Waxbarasho tayoleh in dugsigu qaadanayo arday cusub sannad dugsiyeedka 2026/2027 fadlan h**e ugaadh.
Adayda Dugsiga H/DHEXE fasallada La qadanayo:
Kg, 1aad, 2aad, 3aad, 4aad & 5aad
Dugsiga sare fasallada la qadanayo:
1. Form one
2. Form two
3. Form three
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
Telesom: 063-4438903 //063-8355333 // 063-4343328
Somtel: 065-4438903 // 065-9355333 // 065-9220700
'Center for quality education'
30/06/2026
Guud ahaan maanta oo Salaasa ah waxaa dalka kasoo gebageboobay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝟴𝗮𝗮𝗱 dugsiga dhexe
Ka dugsi ahaan waxa aanu halkan Hambalyo uga diraynaa guud ahaan Ardayda u fadhiisatay imtaxaaka gaar 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝟴𝗮𝗮𝗱 ee Dugsiga Master, waxa aanu idiinku 𝗛𝗮𝗻𝗯𝗮𝗹𝘆𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮 hayaanka waxbarasho ee mudada sideeda sano ah ee aad soo afmeerteen maanta, waxa aan idinku dhiirrigelinaynaa in aad Kasii midho dhalisaan waxbarashadiina kana dhabaysaan rumaynta Mustaqbalkiina.
Dugsi ahaan waxa aanu idiinku 𝗗𝘂𝗰𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮 in allah idin gaadhsiiyo 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗷𝗼oyin 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗴𝗲𝗹𝗶y𝗮 𝗶𝗱𝗶𝗻𝗸𝗮, 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗸𝗶𝗶𝗻, 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗵𝗱𝗮 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 Master 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻.
Ugu danbayn waxaa maanta idiin dhammaaday xilli waxbarasho oo idinku lahaa xusuus iyo dhacdooyin badan oo xusuustooda leh.
"Center for quality education"
25/06/2026
FADLAN KAADHKAAGA ILAASHO MUDADA IMTAXAANKU SOCDO
14/06/2026
#𝐌𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 shalay oo ahayd maalinimo sabti ah kuna beegan 13/06/2026 waxay ardayda fasalka 8aad ee dugsiga dhexe sanad dugsiyeedkan 2025-2026 ayaa xaflad kumaamuusay maamulka iyo macalimiinta dugsiga taas oo ujeedkeedu ahaa mahad celin mudadii hayaankooda waxbarasho ee dugsiga.
Ugu danbayn maamulka iyo macallimiinta dugsiga ayaa uga mahadceliyey xaflada ay ku maamuuseen macalimiintooda sidoo kale waxay Alle uga baryeen in uu ku guuleeyo imtixaanka shahaadiga ah ay sugayaan.
'Center for quality education'
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 07:00 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:00 |