09/02/2026
OGEYSIIS MUHIIM AH
Aflax Academy Online waxay ku wargelinaysaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in la bilaabayo Course Higaad ah oo si gaar ah loogu talagalay barashada akhriska Qur’aanka kariimka.
⏳ Muddada: 6 bilood
📚 Habka: Online
👥 Ku habboon: Carruur & waaweynba
https://wa.me/+252634867322
28/11/2025