26/08/2026
𝐓𝐡𝐞 𝟒𝐏𝐌 𝐁𝐚𝐭𝐜𝐡
𝐀𝐭 𝐭𝐡𝐞 𝐞𝐧𝐝 𝐨𝐟 𝐨𝐮𝐫 𝐣𝐨𝐮𝐫𝐧𝐞𝐲, 𝐰𝐞 𝐰𝐚𝐧𝐭 𝐭𝐨 𝐞𝐱𝐩𝐫𝐞𝐬𝐬 𝐨𝐮𝐫 𝐡𝐞𝐚𝐫𝐭𝐟𝐞𝐥𝐭 𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐭𝐨 𝐨𝐮𝐫 𝐝𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐭𝐞𝐝 𝐭𝐞𝐚𝐜𝐡𝐞𝐫𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞.
𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐠𝐮𝐢𝐝𝐚𝐧𝐜𝐞, 𝐩𝐚𝐭𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞, 𝐚𝐧𝐝 𝐬𝐮𝐩𝐩𝐨𝐫𝐭 𝐡𝐚𝐯𝐞 𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐨𝐮𝐫 𝐣𝐨𝐮𝐫𝐧𝐞𝐲 𝐦𝐞𝐚𝐧𝐢𝐧𝐠𝐟𝐮𝐥. 𝐖𝐞 𝐰𝐢𝐥𝐥 𝐚𝐥𝐰𝐚𝐲𝐬 𝐫𝐞𝐦𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝐥𝐞𝐬𝐬𝐨𝐧𝐬, 𝐦𝐨𝐦𝐞𝐧𝐭𝐬, 𝐚𝐧𝐝 𝐦𝐞𝐦𝐨𝐫𝐢𝐞𝐬 𝐰𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞𝐝.
𝐓𝐡𝐚𝐧𝐤 𝐲𝐨𝐮 𝐭𝐨 𝐨𝐮𝐫 𝐭𝐞𝐚𝐜𝐡𝐞𝐫𝐬 𝐟𝐨𝐫 𝐛𝐞𝐥𝐢𝐞𝐯𝐢𝐧𝐠 𝐢𝐧 𝐮𝐬, 𝐚𝐧𝐝 𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤 𝐲𝐨𝐮 𝐭𝐨 𝐨𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞 𝐟𝐨𝐫 𝐛𝐞𝐢𝐧𝐠 𝐩𝐚𝐫𝐭 𝐨𝐟 𝐨𝐮𝐫 𝐣𝐨𝐮𝐫𝐧𝐞𝐲.
𝐖𝐞 𝐰𝐢𝐥𝐥 𝐜𝐚𝐫𝐫𝐲 𝐭𝐡𝐞𝐬𝐞 𝐦𝐞𝐦𝐨𝐫𝐢𝐞𝐬 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐮𝐬 𝐰𝐡𝐞𝐫𝐞𝐯𝐞𝐫 𝐰𝐞 𝐠𝐨. ❤️
25/08/2026
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢! 🎓✨
Bahda 𝕾𝖆𝖑𝖆𝖆𝖒 𝕻𝖗𝖊-𝖀𝖓𝖎𝖛𝖊𝖗𝖘𝖎𝖙𝖞 𝕮𝖔𝖑𝖑𝖊𝖌𝖊 waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱, gaar ahaan ardayda 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗧𝗼𝗴𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿, ee ku guulaystay inay dhamaystaan 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲, kuwaas oo maanta si rasmi ah u helay natiijadooda.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul, iyo horumar joogto ah. Ilaahay ha idiin fududeeyo tallaabooyinka xiga ee waxbarashada iyo nolosha. 🎓✨
𝗠𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻!
25/08/2026
𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢! 🎓✨
Bahda 𝕾𝖆𝖑𝖆𝖆𝖒 𝕻𝖗𝖊-𝖀𝖓𝖎𝖛𝖊𝖗𝖘𝖎𝖙𝖞 𝕮𝖔𝖑𝖑𝖊𝖌𝖊 waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱, gaar ahaan ardayda 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗧𝗼𝗴𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿, ee ku guulaystay inay dhamaystaan 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗦𝗮𝗿𝗲, kuwaas oo maanta si rasmi ah u helay natiijadooda.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul, iyo horumar joogto ah. Ilaahay ha idiin fududeeyo tallaabooyinka xiga ee waxbarashada iyo nolosha. 🎓✨
𝗠𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻!
25/08/2026
𝗬𝗔𝗔𝗗 𝗨 𝗠𝗔𝗟𝗔𝗬𝗡𝗔𝗬𝗦𝗔𝗔?
🏆 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚?
Ku sheeg faalladaada! 👇Top 3 students.
24/08/2026
𝙏𝙞𝙘𝙠𝙚𝙩-𝙠𝙖𝙖𝙜𝙪 𝙬𝙖𝙖 𝙙𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧!
Bari oo 𝗦𝗮𝗹𝗮𝗮𝘀𝗮✍ — ha ka maqnaan qaadashada ticket-kaaga!
22/08/2026
𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐦𝐚 𝐮 𝐭𝖎𝖍𝖎𝖎𝖓?👀 𝐁𝐚𝐭𝐜𝐡 𝟐!
𝟗𝟗+ 𝐒𝐭𝐮𝐝𝐞𝐧𝐭𝐬 𝐑𝐞𝐚𝐝𝐲 𝐭𝐨 𝐂𝐞𝐥𝐞𝐛𝐫𝐚𝐭𝐞!
21/08/2026
𝐇𝐎𝐑𝐃𝐇𝐀𝐂 𝐐𝟕
𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐚𝐭𝐜𝐡 2
20/08/2026
The countdown is on! ⏳
Waxaa ka harsan oo keliya 𝟕 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝! 🎓🎉
Maalintii weynayd way soo dhowdahay! 🥳🎓
19/08/2026
𝐆𝐫𝐚𝐝𝐮𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐁𝐚𝐭𝐜𝐡 2 |𝐇𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐢𝐢𝐧