Nouru Shams School

Nouru Shams School

Share

Nouru shamsi schools " Hoyga Tabobarka iyo Tayeynta Garaadka ilmaha " ���

Dugsi kamid ah dugsiyada waxbarasho ee ku yaala G.togdheer gaar ahaan magaalada burco waana mid ku suntan tayo aad u saraysa

23/09/2024

Hanbalyo markale hodan, guushaadu waa guusha dugsiga. Dedaalka halkaa kasii wad.

Photos from Nouru Shams School's post 20/09/2024

............. war farxad leh ...........

Bahda nouru-shamsi schools waxa ay hanbalyo mug wayn oo farxadi kudheehantahay u dirayaan xasan maxamed oo kamid ahayd ardayda dugsiga nouru shamsi schools oo Koobaad ugashay guud ahaan dugsiyada hoose/dhexe ee gobolka togdheer, hanbalyo hanbalyo hodan, waad dadaashay waxaad samaysay taariikh, dadaalka halkaa kasii wad,

Sidoo kale waxaanu u hanbalyeynaynaa ardayda dugsiga oo dhammaantood guulo waawayn kasoo hooyay imtixaanka shahaadiga ah mana jirin hal-arday oo kudhacay imtixaanka dhammaan ardayda dugsiga.

Ugu danbayn waxaanu u hanbalyeynaynaa macallimiinta iyo waalidka tacabka badan galiyay ardayda sidii ay heerkan usoo gaadhi lahaayeen.

Photos from Nouru Shams School's post 27/10/2022

-- Dhanbaal hanbalyo iyo duco --

Maamulka dugsiga iyo macallimiintuba waxay farxadda maalintooda laqaybsanayaan macallimiinta kala ah: cabdilaahi cabdiraxmaan dirir
Iyo ahmed xasan bile oo maalintii shalay ka qalin qortay jaamacadda golis, alle haku anfaco aqoontooda iyo geedigaa waxbarasho ee ay soo gagabeeyeen.

Alla mahad leh.

03/06/2022

Jimce wanaagsan.

Photos from Nouru Shams School's post 31/05/2022

Alle hawnaxriisto jannadiisana, haku irsaaqo cali warsame, oo Aas qaran maanta loo sameeyay.

21/10/2021

Subax wanaagsan. 👏❤

Photos from Nouru Shams School's post 16/10/2021

Subax wanaagsan. ❤👏👋

24/09/2021

❤👏

02/09/2021
Photos from Nouru Shams School's post 26/05/2021

SAWIRO 📸

Waa qaar kamida kulan guud oo uu layeeshay maamulka dugsigu waalidiinta dugsiga .

Halkaas oo gabagabadii abaal Marino lagu gudoonziiyey waalidiintii ugu xidhiidhka badnayd dugsiga.

26/05/2021

🔍 H**e u soo gaadh dugsiga Nouru shamsi

Photos from Nouru Shams School's post 22/02/2021

📹 LIVE .. ⚽️🥅

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Aktobar
Burco