Ahmed Naalleeye

Ahmed Naalleeye

Share

Follow for More.

Senior Accounting Lecturer | Financial & Tax Expert | Founder & CEO – Hubaal Institute For Accounting & Technology Solutions, Committed to shaping future leaders in accounting & finance through quality education and innovation.

17/04/2026

Haddii aan kugu idhaahdo “waxa aad tahay qofka ugu caqliga badan saaxiibaday” miyay weedhani ka madhantahay is-barbar dhig, ma se ogtahay saamaynta ay leedahay in qiyaasta garaadkaaga laga dhigay dadka kale agtaada waxa ay ka yihiin.

Haddii aad gabadh ku tidhaahdo “Adiga ayaa ugu qurux badan hablaha dhiggaaya” miyaanay ka dhignayn in ay gabadhaas quruxdeedu soo baxday kadib is barbar dhig la sameeyay?

Qofku miyaanu yeelan karin Sifo ama wanaag uu dadka kale kaga duwanyahay?

Haa qofku waxa uu yeelan karaa wanaag iyo sifo u gaar ah oo aan gelin gorgortan iyo is barbar dhig toonna, qofku marka uu dhaafo marxaladda ah in uu joojiyo in uu ka qiyaas qaato dadka kale.

Xataa guul darrada aynu dareenno marar badan waxa miqyaas u ah in ay dad kale u arkaan guul-darro halkii ay uga aqoonsan lahaayeen “cashar”.

Marka koowaad ee aad ka fekerto horumar waxa kugu soo dhacaysa sida hebel ama heblaayo samaysay samee, laakiin taasi waxa ay kaaga baahantahay in aad isla waddadii qofkaasi qaaday aad qaaddid, adiga oo iska indho tiraya duruufta iyo dhismaha ruuxeed, jidheed iyo nafsadeed ee qofka aad ku dayanayso.

Taasi waxa ay ku dhaxalsiin kartaa haddaad fashilanto in naftaadu diiqad badan dareento adiga oo u malaynaya in cilladu tahay wax-qabadkaaga iyo kartidaada oo hoosaysa.

Laakiin xaqiiqadu waxa ay tahay waxa aad ku dayaysaa naftaadu in ay aqbasho is-bar dhig aanay u qalmin.

Jimce wanaagsan saaxiibayaal.

11/04/2026

𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚 𝑰𝒏 𝑨𝒄𝒄𝒐𝒖𝒏𝒕𝒊𝒏𝒈 & 𝑭𝒊𝒏𝒂𝒏𝒄𝒆.
Baro xirfad adiga oo jooga goobtaada shaqo ama gurigaaga muddo lix bilood ah.

🎉Courses-kan oo u diyaarsan si heer sare ah waxa aad ku baran doontaa :
1. 𝗙𝗶𝗻𝗮𝗻𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗔𝗰𝗰𝗼𝘂𝗻𝘁𝗶𝗻𝗴 (𝟭&𝟮)
2.𝗔𝗱𝘃𝗮𝗻𝗰𝗲𝗱 𝗢𝗱𝗼𝗼 𝗘𝗥𝗣 𝘀𝗼𝗳𝘁𝘄𝗮𝗿𝗲.
3. 𝗔𝗱𝘃𝗮𝗻𝗰𝗲𝗱 𝗤𝘂𝗶𝗰𝗸𝗕𝗼𝗼𝗸𝘀 𝗢𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗘𝗻𝘁𝗲𝗿𝗽𝗿𝗶𝘀𝗲
4. 𝗘𝘅𝗰𝗲𝗹 𝗳𝗼𝗿 𝗔𝗰𝗰𝗼𝘂𝗻𝘁𝗶𝗻𝗴
𝟓. 𝐙𝐨𝐡𝐨𝐁𝐨𝐨𝐤𝐬 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 𝐀𝐜𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭𝐢𝐧𝐠
Haddaba dhamaantood qiimo dhimis ayay ku jiraan waxa aad iska diiwaan galin kartaan halkan.
WhatsApp: Wa.me/634388951

25/03/2026

Shawal 6, 1447. March 25, 2026.

09/03/2026

“Wali lama sheegin qof quustay oo guulaystay, waxa se in badan aynu aragnay qof diiday in uu is dhiibo oo ugu dambayn guulaystay” nabad ahaada saaxiibayaal.

25/02/2026

Hubaal Institute For Accounting & Technology Solutions

08/02/2026
28/01/2026

Free Sales and Bookkeeping Course 2026

06/01/2026

𝐙𝐨𝐡𝐨𝐁𝐨𝐨𝐤𝐬 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 𝐀𝐜𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭𝐢𝐧𝐠 waa system cusub oo aad ku maamulibkartid ganacsigaaga gaar ahaan maaliyadda, xisaabaadka, iibka, adeegga iyo badeecadda, xidhiidhka macaamiisha, mashaariicda iyo baananka.

Waxa aan kuu diyaariyay isaga oo course dhamaystiran ah waxa aad si toos ah ula xidhiidhi kartaa Hubaal Institute For Accounting & Technology Solutions si aad u hesho course-kan oo dhamaystiran.

22/10/2025
10/10/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Afgooye
Burco
252