20/07/2026
WAR-GELIN
Qur'aanku Waa Miisaanka Dhabta ah Ee Guusha.
Qofkii Dayaca Werdigiisa Maalinlaha ah Ee Qur'aanka Wax Walba Oo Kalena Waa Uu Dayacayaa.
Guusha Aakhirona Waxay Ka Horreysaa Guusha Adduunka.
Yaynaan Dayicin Werdigeena Qur,aanka Ee Maalinlaha ah.
Waad Mahadsan-tihiin
24/06/2026
isku Soo Noqosho Xiiso Leh
27/06/2026 (Sabtida)
10/06/2026
Fasaxa Markazka ABUBAKAR AS-SIDIIQ Waxa uu inoo Bilaabmayaq Gelinka Dambe Ee maalinta Sabtida insha 13/06/2026
waxa Markazka Dib Loo Soo Geli doonaa Insha 27/06/2926.
Waxa uu Markazku Fasax ahaan doonaa 14 cisho insha allah
09/06/2026
بحمد الله وتوفيقه بدأ الاختبارات النهائية لعام الدراسي 1447ه/ الموافق 2026م.
Alle Mahaddii Waxa Maalintii 4aad Oo Xidhiidh ah Ka Socda Imtixaankii
Markazka ABUBAKAR AS-SIDIIQ
Ee Barashada Qur'aanka Kariimka, Akhriska iyo Qoraalka.
Sannad Dugsiyeedka 2025 - 2026M
Waafaqsan 1446H/1447.
ALLAH AYAA MAHAD LEH
31/05/2026
JADWALKA IMTIXAANKA MARKAZKA Ee Sannad Dugsiyeedka 2025/2026.
26/05/2026
Maamulka, Macalimiinta, Ardayda, Iyo Waalidiinta.
Ciid Wanaagsan Iyo isku Soo Noqosho Xiiso Leh