BIT Academy
Bit Academy
19/06/2026
Shaqo-barashadii (Internship) waxa ka hadhay maalin keliya. Fadlan, ka faa'iidayso fursaddan oo h**e u gaadh; Si aad u buuxisid shuruudaha lagaa rabo, fadlan booqo xaruunta Bit Academy.
📍 Goobta: Burco, sii jeedka xaruunta korontada ee HECO
☎️ Telephone: 63 8679602
Halkan iska diiwaangali: https://forms.gle/K3kTDRtAjrpmRR3V9
18/06/2026
Shaqo-barashadii (Internship) waxa ka hadhay 3 maalmood oo keliya. Fadlan, ka faa'iidayso fursaddan oo h**e u gaadh; Si aad u buuxisid shuruudaha lagaa rabo, fadlan booqo xaruunta Bit Academy.
📍 Goobta: Burco, sii jeedka xaruunta korontada ee HECO
☎️ Telephone: 63 8679602
Halkan iska diiwaangali: https://forms.gle/K3kTDRtAjrpmRR3V9
17/06/2026
Shaqo-barashadii (Internship) waxa ka hadhay 3 maalmood oo keliya. Fadlan, ka faa'iidayso fursaddan oo h**e u gaadh; Si aad u buuxisid shuruudaha lagaa rabo, fadlan booqo xaruunta Bit Academy.
📍 Goobta: Burco, sii jeedka xaruunta korontada ee HECO
☎️ Telephone: 63 8679602
11/06/2026
Ka faa'idaysa fursaddan qaaliga ah ee muddo gaaban 50 arday lagu tabobaraayo xirfadda Graphic Designs.
Inta uu kooraskani socdo, waxaa la baran doonaa softwares kala duwan, kuwaas oo lagu adeegsado naqshadaynta. Sidoo kale, waxaa la baran doonaa sida loo isticmaalo Artificial Intelligence (AI) si loogu diyaariyo naqshadaha casriga ah.
📝 Isdiiwaangeli hadda:
https://forms.gle/K3kTDRtAjrpmRR3V9
11/06/2026
📢 Bit Academy waxay bilaabaysaa kooras cusub oo lagu baranayo asaasiyaadka computer-ka. Hadda is-diiwaangali oo bilaw hayaanka waxbarashada digital-ka ah.
08/06/2026
🎉🏆 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐚 ayaa ku guulaystay 🎁 qori-tuurkii loo sameeyay jawaabaha saxda ah! Hambalyo! 🌟
📢 Fadlan, kaalay xafiiska maamulka Bit Academy si aad u qaadato abaal-marintaada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Khartoum