24/09/2026
๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐.
๐๐๐ช๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ช๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐จ๐ ๐ง๐.
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda doonaysa barashada Cilmiga shareecada in la qabanaayo Dawro cilmiyeed loogu tala galay in lagu dhiso aasaaska wanaagsan ee Cilmiga, Insha allahu tacaalaa.
๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐ ๐๐จ๐ง๐จ๐๐ง๐:-
1. Al-Manduumah Al-Bayquuniyyah [WAA LA XIFDINAYAA]
2. Min Adyab Al-Minax fii Cilmi Al-Mustalax
3. Nukhbatu Al-Fiker
MUDDADA AY SOCONAYSO WAA 13 TODDOBAAD.
๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐ ๐๐จ๐ง๐จ๐๐ง๐:-
1. Arbacuun Al-Nawawi [WAA LA XIFDINAYAA]
2. Xisnul Muslim
3. Jawaamicu Al-Akhbaar
4. Cumdatul Al-Axkaam
MUDDADA AY SOCONEYSO WAA 24 TODDOBAAD IYO MAALMO.
๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐ ๐๐จ๐ง๐จ๐๐ง๐:-
1. Buluuq Al-Maraam
2. Riyaadu As-Saalixiin
๐ ๐ญ๐จ๐จโ๐ฐ๐ฐ๐ซ๐ถ๐ถ๐๐ฐ๐ต๐ฒ๐จ ๐ฒ๐ถ๐ถ๐น๐บ๐จ๐ซ๐จ
โ
Shahaado ka-qaybgal ah oo la siin doono qof kasta oo dhammeysta marxalad ka mid ah Dawrada.
๐
Waxaa la siinayaa shahaado heer sare ah qofkii dhammaysta dhammaan marxaladaha Dawrada, waana shahaado laga aqoonsan yahay jaamacadaha dalka Sucuudiga
๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐โคต๏ธ
๐ค Macallinka Dawrada: ๐๐ก.๐๐ซ.๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ุญูุธู ุงููู
๐ Nidaam xaadiris Ah
๐ด Casharro Toos ah (Live- ุจุซ ู
ุจุงุดุฑ)
โ๏ธ Waxaa jiri doona imtixaan lagelayo dhammaadka kitaab kasta oo kamid ah kutubta Dawrada
๐ฐ Waa bilaash dawradu
๐ Diiwaangelintu way u furantahay rag iyo dumarba.
Waxay bilaabmaysa: 18. Rabiicul-Aakhir.1448 oo waafaqsan 29. Sep. 2026
โฐ Waqtiga: 9:00 habeenimo
โฒ๏ธ habeennada la dhiganaayo Dawrada Salaasada, Arbaca iyo Khamiista.
๐ Goobta:- Telegarmkaโคต๏ธ
https://t.me/mabadiculuum