Cabdirisaq sulayman

Call Website Contact the school

Cabdirisaq sulayman Dugsi malaha qabyaaladi waxay dumiso mooye

shacabka danyarta ah ma xamili karaan in dhinac kasta culaysyo laga saaro dhanka dawlada iyo dhanka ganacsatadaba.umadan...
28/07/2026

shacabka danyarta ah ma xamili karaan in dhinac kasta culaysyo laga saaro
dhanka dawlada iyo dhanka ganacsatadaba.
umadani waxaa ragaadiyay:
1.sixir barar
2.qiima dhaca shillinka
3.tayada caafimaadka oo liidata
4.tayada tacliinta dalka oo liidata
5.adeegyada ganacsatada private-ka bixiyaan oo qaaliya.
yadoo waxaaso dhibaati jiraan hadana in la yidhaahdo waxa la cashuuraya dhaq dhaqaaq kasta oo ka dhaca (zaad iyo edahab) wa dhibaato hor leh oo sababaysa in qiimaha maciishadu saddex jibaar kor u kaco.

06/06/2026

Somaliland commandos awdal region 2026

05/05/2024

Ciidamada kala duwan ee somaliland oo u diyaar garoobaya xuska maalinta 18 may

11/08/2023

๐—ž๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต ๐—ข๐—ผ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—จ๐—ด๐—ฎ๐—น Oo
Ku Guulayso ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—”๐—ต

Shuruudaha Guulaystaha:
1- Waa In aan Replay Laguu Sogalin
2- Like garee Page-ka Shirkadada Bari Iyo Galbeed
3- Share garee Posti-ga
4- Like garee Posti-ga

Tirada Guulaysta yaashu Waa 2 Qof
Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka aan
Replay loosoo galin 24 gudahood.

01/06/2023
31/05/2023
04/04/2023
17/01/2023

Address

Burco

Telephone

+252634719708

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdirisaq sulayman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Cabdirisaq sulayman:

Shortcuts

Share