Wax ka ogow codadka maroodijeex
AARKA Hargeisa
moome somaliland
02/02/2023
Guushaadu dadbay, u tahay Gubashoo
Wanaaga aad gaadhay, u Gaambinayoo
Inay Gambiyaan, usoo guntaddee''
''Ka hay Gaadhkoo, ka joog Goonyaha''
''Allow ku gargaar Geyiga nabadoo
Dadkana garansii, Lib iyo Gobanimo
"Qofka wax barasho iga bixiya waan u ducaynayaa Quraanka inaan dhameeyo ayaan jecelahay."Gabadh yar oo Hargeisa ku baalashaysa kabaha .
Talent
22/12/2020
Hadii aad u baahantahy buugaagtan si free ah
Fadlan nala soo xidhiidh 634370711
Buuxi
1 like
2 Share
3 following
25/11/2020
Arimaha Jacayl ka .
Sariirta ayey dhinac kaga Fadhiday, isaguna markaas ayuu Guriga soo galay.Wuxuu Tukaday Laba Rakcadood oo Sunno ah. Markii uu ka baxay Salaadda, intuu kacay ayuu Dhinaceeda Fariistay.
Ka dib wuxuu la Booday Labadeeda Gacmood. Maxaad samaynaysaa? ayey ku tiri, Muusan jawaabin ee Hawshiisii ayuu iska watay. Faraha ku yaala Gacanteeda Midig ayuu sidaa u kala bixiyey. ka dib Xubnaha Faraha ayuu mid mid u Taabtay, Afkana wuxuu ka lahaa (Subxaanallaah, Alxamdulillaah, Allahu Akbar). Iyadoo sidii u yaaban, Wejigeedana Qosol Kalgacal ka muuqdo, ayey haddana tiri:- Maxaad samaynaysaa?. Intuu Cabbaar Wejigeeda si Dabacsan u eegay ayuu si degen ugu yiri:- Farahaaga ayaan ku Tasbiixsanayaa si Labadeenaba Ajir la inoogu Qoro.
Marka ay aragtay sida uu Wanaageeda Adduun iyo Aakhiraba uga Fikiraayo, ayaa Indhaheeda illin ka soo Daadatay. Halkaa Sujuuda ayey Dhunkasho Mac kaga siisay. Waxay ahayd Dhunkasho Illaahay uun Ogyahay meeshay ka soo go’day.
Maxaa ka Wanaagsan Kalgacalka Reerkaaga oo aad Gacantaada ku Abuurto?
01/11/2020
Lampasa
21/10/2020
26/09/2020
Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa ka laabtay heshiis uu h**e ula galay shirkad Africa agricultural development Shiinaha laga leeyahay taas oo geedka Coster-ka ka beeri lahayd banka Wajaale.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Burco