19/07/2026
Ka faaidayso classes cusub oo intisaab ah ayaa jira
University
19/07/2026
Ka faaidayso classes cusub oo intisaab ah ayaa jira
07/07/2026
الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين،
تم بحمد الله إنهاء اختبار المستوى (الثالث– السادس – ) للفصل الدراسي الحالي، وذلك يوم الثلاثاء الموافق 07/07/2026م.
سائلين الله تعالى أن يكلل جهود أبنائنا الطلبة بالتوفيق والنجاح، وأن يجعل ما تعلموه عونًا لهم في مسيرتهم العلمية والعملية.
والله ولي التوفيق،
إدارة الكلية
التاريخ: 7/7/2026م
04/07/2026
ســيبـدأ الإختبار النهائي للفصـل الدراســي الثـاني للعـام الجـامعـي 2026/2025م يـوم السبت
04 / 07 / 2026 م.
بعد صلاة المغرب مباشرة بإذن الله تعالى ....
17/06/2026
BOOQASHADII 6AAD
Camiidka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Alpha.
ayaa booqasho ku tagay machadka ALHIDAAYAH BURCO halkaas oo uu si mug leg ugusoo dhawreyay maamul ka guud ee machadka
Maamule : SH.JAAMAC YUUSUF
iyadoo booqashadu qayb ka ahayd xoojinta xiriirka waxbarasho iyo dhiirrigelinta ardayda
Intii ay booqashadu socotay, waxaa ardayda loo gudbiyay ducooyin iyo hambalyo, iyadoo lagu dhiirrigeliyay dadaalka iyo kartida ay ku wajahayaan waxbarashada Sidoo kale, waxaa la bogaadiyay kaalinta ay maamulka iyo macallimiinta machadku ku leeyihiin horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
Jaamacadda Alpha iyo maxadka facawayn ee ALHIDAAYAH waxa u bilaabmay xidhiidh wacan kulliyaduna waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay soo dhoweynta iyo la shaaynta ardayda Machad ee doonaya inay sii wataan waxbarashadooda sare, isla markaana ay ka heli doonaan jawi waxbarasho oo tayo leh iyo fursado aqooneed oo horumarinaya mustaqbalkooda.
Jaamacadda Alpha waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda guul iyo wanaagsan.
Machadka Alhidaayah burco
16/06/2026
BOOQASHADII 5AAD
Camiidka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Alpha.
ayaa booqasho ku tagay machadka ALJAZIIRA BURCO halkaas oo uu si mug leg ugusoo dhawreyay maamul ka guud ee machadka
Maamule sh.maxamud Maxamuud Maxamed Yaasiin Qaybdiid
iyadoo booqashadu qayb ka ahayd xoojinta xiriirka waxbarasho iyo dhiirrigelinta ardayda
Intii ay booqashadu socotay, waxaa ardayda loo gudbiyay ducooyin iyo hambalyo, iyadoo lagu dhiirrigeliyay dadaalka iyo kartida ay ku wajahayaan waxvarashada Sidoo kale, waxaa la bogaadiyay kaalinta ay maamulka iyo macallimiinta machadku ku leeyihiin horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
Jaamacadda Alpha iyo maxadka faca wayn ee Machadka aljasiira burco معهد الجزيرة برعو waxa ka dhexeeya xidhiidh qoto dheer kulliyaduna waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay soo dhoweynta ardayda Machad ee doonaya inay sii wataan waxbarashadooda sare, isla markaana ay ka heli doonaan jawi waxbarasho oo tayo leh iyo fursado aqooneed oo horumarinaya mustaqbalkooda.
Jaamacadda Alpha waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda guul iyo wanaagsan.
Machadka aljasiira burco معهد الجزيرة برعو
16/06/2026
BOOQASHADII 4AAD
Camiidka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Alpha.
ayaa booqasho ku tagay machadka maalik bin anas burco halkaas oo uu si mug leg ugusoo dhawreyay maamul ka guud ee machadka
Maamule sh.Dr. Cabdiraxmaan Yuusuf ( golos )
iyadoo booqashadu qayb ka ahayd xoojinta xiriirka waxbarasho iyo dhiirrigelinta ardayda ku jirta imtixaannada.
Intii ay booqashadu socotay, waxaa ardayda loo gudbiyay ducooyin iyo hambalyo, iyadoo lagu dhiirrigeliyay dadaalka iyo kartida ay ku wajahayaan imtixaannadooda. Sidoo kale, waxaa la bogaadiyay kaalinta ay maamulka iyo macallimiinta machadku ku leeyihiin horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
Jaamacadda Alpha uyo maxadka faca wayn ee maalik bin anas waxa ka dhexeeya xidhiidh qoto dheer kulliyaduna waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay soo dhoweynta ardayda Machadka Imaam maalik binu anas ee doonaya inay sii wataan waxbarashadooda sare, isla markaana ay ka heli doonaan jawi waxbarasho oo tayo leh iyo fursado aqooneed oo horumarinaya mustaqbalkooda.
Jaamacadda Alpha waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda imtixaannada ku u dhamaaaday guul iyo natiijooyin wanaagsan.
#
15/06/2026
BOOQASHADII 3AAD
Camiidka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Alpha.
ayaa booqasho ku tagay machadka ibnu xibaan burco halkaas oo uu si mug leg ugusoo dhawreyay maamul ka guud ee machadka
Maamule sh.Faarax Xirsi Yuusuf
iyadoo booqashadu qayb ka ahayd xoojinta xiriirka waxbarasho iyo dhiirrigelinta ardayda ku jirta imtixaannada.
Intii ay booqashadu socotay, waxaa ardayda loo gudbiyay ducooyin iyo hambalyo, iyadoo lagu dhiirrigeliyay dadaalka iyo kartida ay ku wajahayaan imtixaannadooda. Sidoo kale, waxaa la bogaadiyay kaalinta ay maamulka iyo macallimiinta machadku ku leeyihiin horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
Jaamacadda Alpha uyo maxadka faca wayn ee ibnu xibaaan waxa ka dhexeeya xidhiidh qoto dheer kulliyaduna waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay soo dhoweynta ardayda Machadka Imaam ibnu xibaan ee doonaya inay sii wataan waxbarashadooda sare, isla markaana ay ka heli doonaan jawi waxbarasho oo tayo leh iyo fursado aqooneed oo horumarinaya mustaqbalkooda.
Jaamacadda Alpha waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda imtixaannada ku u dhamaaaday guul iyo natiijooyin wanaagsan.
13/06/2026
BOOQASHADII 3AAD
Camiidka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Alpha.
ayaa booqasho ku tagay machadka ibnu baaz burco halkaas oo uu si mug leg ugusoo dhawreyay maamul ku cigeenka machadka
Sh.raashid c/laahi yuusuf
iyadoo booqashadu qayb ka ahayd xoojinta xiriirka waxbarasho iyo dhiirrigelinta ardayda ku jirta imtixaannada.
Intii ay booqashadu socotay, waxaa ardayda loo gudbiyay ducooyin iyo hambalyo, iyadoo lagu dhiirrigeliyay dadaalka iyo kartida ay ku wajahayaan imtixaannadooda. Sidoo kale, waxaa la bogaadiyay kaalinta ay maamulka iyo macallimiinta machadku ku leeyihiin horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
Jaamacadda Alpha waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay soo dhoweynta ardayda Machadka Imaam ibmu baaz ee doonaya inay sii wataan waxbarashadooda sare, isla markaana ay ka heli doonaan jawi waxbarasho oo tayo leh iyo fursado aqooneed oo horumarinaya mustaqbalkooda.
Jaamacadda Alpha waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda imtixaannada ku u dhamaaaday guul iyo natiijooyin wanaagsan.
#
12/06/2026
BOOQASHADII 1AAD
Camiidka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Alpha.
ayaa booqasho ku tagay Machadka Imaam Al-Bukhaari,halkaas oo uu si mug leg ugusoo dhawreyay maamulaha maxadka
Sh.fuaad maxamed ali
iyadoo booqashadu qayb ka ahayd xoojinta xiriirka waxbarasho iyo dhiirrigelinta ardayda ku jirta imtixaannada.
Intii ay booqashadu socotay, waxaa ardayda loo gudbiyay ducooyin iyo hambalyo, iyadoo lagu dhiirrigeliyay dadaalka iyo kartida ay ku wajahayaan imtixaannadooda. Sidoo kale, waxaa la bogaadiyay kaalinta ay maamulka iyo macallimiinta machadku ku leeyihiin horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
Jaamacadda Alpha waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay soo dhoweynta ardayda Machadka Imaam Al-Bukhaari ee doonaya inay sii wataan waxbarashadooda sare, isla markaana ay ka heli doonaan jawi waxbarasho oo tayo leh iyo fursado aqooneed oo horumarinaya mustaqbalkooda.
Jaamacadda Alpha waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda imtixaannada ku u dhamaaaday guul iyo natiijooyin wanaagsan.
#
19/04/2026
✨ Axkaamta Salaadda ✨
Barnaamijkan qiimaha leh wuxuu diiradda saaraya fahamka saxda ah ee axkaamta salaadda, isagoo siinaya ka qaybgalayaasha fursad ay ku bartaan cilmiga diinta ee aasaasiga ah.
📚 Waxaa lagu falanqeyn doonaa:
Muhiimadda salaadda
Shuruudaha iyo rukunnada
Khaladaadka caamka ah iyo sida loo saxo
🎤 Waxaa soo jeedinaya:
Abdilaahi Abdirahman Ibrahim
📍 Goobta: Main Campus (Near Dahabshiil Bank)
📅 Taariikhda: 22 April 2026
⏰ Waqtiga: 6:00 PM (Bacdal Maqrib)