15/06/2025
Buugga "The First 20 Hours: How to Learn Anything... Fast" ee uu qoray Josh Kaufman wuxuu diiradda saarayaa sida qofku si degdeg ah ugu baran karo xirfad cusub – isagoo u baahan kaliya 20 saacadood oo barasho ah ujeedo cadna leh (focused).
Josh Kaufman wuxuu meesha ka saarayaa fikradda ah in la baran karo xirfad cusub oo keliya haddii lagu bixiyo 10,000 saacadood (sida uu sheegay Malcolm Gladwell). Isaga oo taa beddelkeeda dhahaya:
❝Waxaad si fiican u baran kartaa xirfad cusub adiga oo kaliya ku bixiya 20 saacadood oo feejignaan iyo qorshe leh.❞
Fariinta Ugu Weyn ee uu dhiganahan bixinayo ayaa ah in aadan u baahnayn waqti badan si aad u barato xirfad cusub. Waxa aad u baahan tahay waa go'aan iyo qorshe.
Buugan hadaad akhriday Nala wadaag waxa aad ka faa’iiday!.
W/T: Cabdirashiid kayse
13/01/2024
Nabad saaxiibayaal dhammaantiin.
Halkan waxa aan jeclaystay in aan kugula wadaago shan mareegood (websites) oo aad si bilaasha (free) aad wax uga baran karto aqoontaadana aad ku kobcin karto. hadaba waa kuwan shanta mareegood:-
1. edX
Mareegta: https://www.edx.org/
2. Alison
Mareegta: https://alison.com/
3. Udacity
Mareegta: https://www.udacity.com/
4. Coursera
Mareegta: https://www.coursera.org/
5. yali network
Mareegta: https://www.yalieastafrica.org/
Shantan mareegood waa shan mareegood oo aad si bilaasha iyo si lacagaba aad wax uga baran karto aan rajaynayana in aad wax badan ka dheefi doonto.
walaal aad la jeceshahay horumarka.
Cabdirashiid Kayse Xasan
01/09/2023
Sirdoonku isma sheego.!!
Lasoco goor dhow.
Si aad ula soco barnaamijyada kala duwan ee ka baxa Rashiid Podcast, group-kan kusoo biir.
https://chat.whatsapp.com/FEDXmOpRzoM0ZMM6PwyXFt
30/07/2023
Marka aynnu wax akhrinayno ama aynnu wax akhriska bilaabayno waxa aynnu is waydiinaa oo maankeena ku waynaata waydiinta ah: Maxaan akhriyaa? Sidee ugu habboon oo aan ku bilaabi karaa?
Mawduucan ayaan kula wadaagi doonaaa.
Group kan kusoo biir si aad ula socoto barnaamijyada aan soo galiyo.
https://chat.whatsapp.com/FEDXmOpRzoM0ZMM6PwyXFt
Podcast