Qayb ka mid ah ardayda dhigata Kulliyada Engineering-ka, gaar ahaan qaybta Isgaadhsiinta (Telecommunication Engineering) ee Jamacada Burco ayaa waxay soo bandhigeen projects kala duwan oo ku saabsan aqoontii ay barteen sida:-
1- FM radio project
2- Remote control project
3- Temperature sensor project
4- Street light control projects
project-yadaa kala duwan oo ay ardaydu usoo bandhigeen qaab itus oo I taabsii ah(practical).
Telecom Engineering - University of Burao
Afacualt of Telecommunication Engineering was established in September 2020.
04/09/2025
๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐ช๐๐๐ & ๐๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง
Jaamacadda Burco iyo Kulliyadda Telecommunication Engineering-ku, waxay si diirran ugu martiqaadayaan dhammaan ardayda sanadka ๐๐๐๐-๐๐๐๐ ka baxay dugsiyada sare in ay ka soo qayb galaan Bandhigga Carwada Kulliyadaha Jaamacadda Burco.
๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐: Soo dhaweyn & bandhigga carwada kulliyadaha kala duwan
๐๐จ๐จ๐ซ๐ญ๐: Khamiis, 04 Sept, 2025
๐๐๐๐๐๐๐๐: 3:00 galabnimo โ 9:00 habeenimo
๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: Xarunta Jaamacadda Burco
Waxaan idiin rajaynaynaa soo dhawayn farxad leh iyo fursad aad ku baran doontaan kulliyadaha kala duwan, gaar ahaan Telecommunication Engineering, si aad u doorataan mustaqbalka aqooneed ee kugu habboon.
02/09/2025
๐Ogeysiis Diwaan-Galin
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda dugsiyada sare ka baxay ee xiisaynaya inay mustaqbalkooda ku horumariyaan cilmiga iyo farsamada isgaarsiinta, in diwaan galinta Jaamacadda Burco ay hadda furan tahay.
Waxaan si gaar ah idiinku soo dhaweynaynaa kulliyadda Telecommunication Engineering, oo ah goob aad ku baran doontaan aqoon casri ah iyo xirfado suuqeed muhiim u ah horumarinta mustaqbalkaaga shaqo iyo adeeg bulsho.
Kusoo dhawaada Jaamacadda Burco, kuna biira kulliyadda Engineering-kaa gaar ahaan Telecommunication Engineering, si aad uga mid noqotaan jiilka dhisaya mustaqbalka tiknoolajiyadda dalka.
๐ฐ๏ธ Wakhtiga diwaan-galinta: 7:30 Subaxnimo - 7:30 Habeennimo
๐ Soo garaac: 63-4447898
๐Goobta: Xaruunta wayn ee Jaamcadda Burco
24/08/2025
๐โจ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ! โจ๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin gaar ah u dirayaa ๐๐๐๐๐ข๐ฑ๐๐ค๐ข๐ข๐ง ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข oo ah ardayga ku guuleystay Honor-ka ee Kulliyadda ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ง๐ -ka ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ.
Guushan waa mid ka tarjumaysa dadaal, karti iyo goโaan adag oo aad u muujisay muddadii waxbarashada. Waa sharaf iyo sumcad aan kaliya adiga ku koobnayn, balse u soo hoyatay qoyskaaga, saaxiibbadaada iyo dhammaan bulshada.
Waxaan kuu rajaynayaa mustaqbal ifaya oo aad noqoto haldoor wax ku soo kordhiya dalka iyo dunidaba.
Hambalyo Ardayga Sharafta Ku Mutaystay Honor-ka! ๐
21/08/2025
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ -๐ค๐.
Bismillaahi Raxmaani Raxiim,
Anigoo ku hadlaya magaca maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, gaar ahaan kulliyadda ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ -๐ค๐, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ardayda maanta ka qalinjabinaysa kulliyaddan qiimaha badan.
Qalinjabintu waa maalin taariikhi ah oo calaamad u ah dadaalkii, adkaysigii iyo kartidii aad soo muujiseen muddadii aad ku jirtay waxbarashada. Waa guul aan idinka raacin nolol idil, waana halbawlaha hormarka noloshiinna iyo bulshada guud ahaan.
Waxaan idin kula dardaarmayaa inaad aqoonta aad heshay ku hogaamisaaan horumarka dalka, bulshadiinna iyo dunida inteeda kale. Waxaa maanta la idin kaga baahan yahay inaad noqotaan hal-abuurayaal, injineerro casri ah iyo hoggaamiyeyaal ku suntan anshax iyo aqoon.
Ugu dambayn, hambalyo qoysaska, ehelada iyo asxaabta garab istaagay ardayda muddadii ay ku jireen waxbarashada. Ilaahay ha idiin barakeeyo.
Hambalyo Qalinjabiyeyaasha Kulliyadda Telecommunication Engineering-ka! ๐๐
๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐ฐ๐จ
๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐
27/07/2025
Sawirradan waxa ku dhan dhammaan ardayda sannadkan ka qalin-jabinaysa kulliyada ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ -ka ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, ahna dufcadda 2aad.
Maamulka iyo macallimiinta kulliyadda ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ -ku, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda, waxayna Alle uga baryayaan guulo waaweyn oo isdaba joog ah.
๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐ฐ๐จ
๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐
26/07/2025
24/07/2025
๐๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ฎ'๐๐๐ฅ๐, ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ข, ๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ข, ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ก๐๐ฅ ๐๐ฐ๐๐ and ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ข๐ฆ๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ are defended their thesis book, which was (๐๐ซ๐จ๐ฉ๐๐ ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ฆ๐จ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐จ๐ ๐ฉ๐๐ญ๐ก-๐ฅ๐จ๐ฌ๐ฌ ๐ฆ๐จ๐๐๐ฅ๐ฌ ๐๐จ๐ซ ๐ฐ๐ข๐ซ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ง ๐ฎ๐ซ๐๐๐ง ๐๐ง๐ ๐ซ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐๐ง๐ฏ๐ข๐ซ๐จ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ญ 1800 ๐ฆ๐ก๐ณ ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐).
Degree of Telecommunication Engineering.
๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐ฐ๐จ
๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐
22/07/2025
๐๐ฐ๐จ ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฌ๐ฌ๐, ๐๐๐ข๐ฆ๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง, ๐๐๐๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ข, ๐๐ฎ๐๐ ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฆ๐ and ๐๐ฎ'๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ are defended their thesis book, which was (๐๐๐ง๐๐ฐ๐ข๐๐ญ๐ก ๐๐ง๐ก๐๐ง๐๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐ญ๐๐๐ก๐ง๐ข๐ช๐ฎ๐๐ฌ ๐๐ง๐ ๐ฆ๐ข๐๐ซ๐จ๐ฐ๐๐ฏ๐ ๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง; ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ ๐จ๐ ๐ญ๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐๐ง๐ข๐๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐).
Degree of Telecommunication Engineering.
๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐ฐ๐จ
๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐
20/07/2025
๐๐ก๐๐ฌ๐ข๐ฌ ๐๐๐๐๐ง๐๐
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ (๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ )
19-07-2025 ๐๐๐๐ญ๐ข
Waxa shalay oo Sabti ahayd buugaagtoodii qalinjabinga difaacday ardayda ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ, gaar ahaan ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ (๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ ), sannadka 2024-2025 oo ah ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข 2-๐๐๐.
Ardaydu waxay si wayn oo maqaan sare leh u difaacdeen buugtooda qalinjabinta, iyadoo ay ka muuqato karti iyo hufbaan iyo dadaalkii ay soo wadeen mudadii waxbrashada ee ๐๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ahay.
Ugu dambayn, maamulka kulliyada ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ฃ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ -๐ค๐ฎ waxa u bogaadinayaa sida quruxda badan ee hawlkarnimada leh ee ay ardaydu u difaacdeen buugaagtooda qalinjabinta, sidoo kale waxay la wadaagayaan faraxdda dhamaystirka muddadii ๐๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐จ ahayd ee waxbrashada.
๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐ฐ๐จ
๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐
01/01/2025
Sannad wanagsan dhammaan shaaqaalaha iyo ardayda jaamcadda Burco, gaar ahaan arday iyo shaqaalaha kulliyada Telecom Engineering - University of Burao
Ilaahay sanadkan cusub haka yeelo mid horumar u leh nafihiina iyo qoysaskiina. Sanadkan sanadkiisa Illaahay ha inagu gaadhsiiyo isku duubni, horumar iyo inagoo iska kaashana inaynu gaadhno guulo badan. Mar kale hambalyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco
Opening Hours
| Monday | 16:00 - 21:30 |
| Tuesday | 16:00 - 21:30 |
| Wednesday | 16:00 - 21:30 |
| Thursday | 16:00 - 21:30 |
| Saturday | 16:00 - 21:30 |
| Sunday | 16:00 - 21:30 |