Gacan-qabad Home-teaching Centre

Gacan-qabad  Home-teaching Centre

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gacan-qabad Home-teaching Centre, College & University, Burco.

21/05/2024

Ma is weydiisa sababta Ardaydu aanay u akhrisan casharada Dugsiga imtixaaanka ka hor?

21/05/2024

Weli ma is weydiisay Sababta Ardaydu ugu hooseyso waxbarashada dugsiga? ma ku samaysay daraasad sababaha ugu badan ee caruurtu aanay casharada u akhriyin imitixaanada dugsiga ka hor?

Ma jeclaan lahayd in su'aalahaa sare aad wax badan ka ogaato?

qor haa haddii aad xiisaynayso mawduucyada noocan oo kale ah.

24/10/2023

SIRTA AQOONTA.

KUSOO DHAWAADA Gacan-qabad Home-teaching Centre oo aad ka helaysaan macallimiin guri, waxa ay ardayda ka caawinayaan maadooyinka ay doonayaan.

23/10/2023

Dhammaan waalidiinta doonaya ee danaynaya waxbarashada ubadkoodu in ay noqoto mid tayo sare leh ,Isla mar ahaantaana u baahan in ay ubadka macallin guriga ugu qabtaan. Hana la soo xidhiidhaan.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Burco