06/09/2025
๐ต MCH Training โ Day Three Recap ๐ต
Alxamdulillaah, habeenkii 3aad iyo kan ugu dambeeyey ee tababarka MCH si guul leh ayuu inoogu soo dhammaaday. ๐
Waxa uu ahaa habeen aqoon iyo waayo-aragnimo qiimo leh oo ay si firfircoon uga qayb qaateen dhammaan ka qaybgalayaashu. ๐โจ
Mahadsanidiin dadaalkiinna iyo joogitaanka joogtada ah. Maamulka Hilaad Academy ayaa idiinka mahadcelinaya, tababarkuna si qurux badan ayuu u dhammaaday. ๐
05/09/2025
๐ต MCH Training โ Day Two Recap ๐ต
Alxamdulillaah, habeenkii 2aad ee tababarka MCH ayaa si guul iyo firfircooni leh inoogu soo qabsoomay. ๐
Waxa uu ahaa habeen aqoon iyo waayo-aragnimo qiimo leh oo ay si wanaagsan uga qayb qaateen ka qaybgalayaashu. ๐โจ
Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaasha, maamulka Hilaad Academy ayaana idiinka mahadcelinaya dadaalkiinna iyo joogitaanka joogtada ah.
๏ผจ๏ผฉ๏ผฌ๏ผก๏ผก๏ผค ๏ผก๏ผฃ๏ผก๏ผค๏ผฅ๏ผญ๏ผน
"๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐"
04/09/2025
๐ต MCH Training โ Day One Recap ๐ต
Alxamdulillaah, habeenkii 1aad ee tababarka MCH si guul leh ayuu inoogu soo dhammaaday. Waxa uu ahaa habeen xog iyo aqoon qiimo leh oo ay si firfircoon uga qayb galeen dhammaan ka qayb galayaasha. ๐โจ
Caawa waxa inoo bilaabmaya habeenkii 2aad ee tababarka. Waxaan ku boorinaynaa dhammaan ka qayb galayaasha in ay si wanaagsan isu soo diyaariyaan si aynu halka uga sii wadno inta inoo hadhsan. ๐ก๐
Mahadnaq gaar ah ayaa u soo jeedineynaa dhammaan ardayda iyo ka qaybgalayaasha dadaalkooda iyo waqtigooda u huray tababarka.
๐๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐
๐ป๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐
29/08/2025
๐ ๐ฎ๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐น & ๐๐ต๐ถ๐น๐ฑ ๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ถ๐ป๐ถ๐ป๐ด - ๐๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐
๐
3-5 ๐ฆ๐ฒ๐ฝ๐๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ 2025 | ๐ป ๐ข๐ป๐น๐ถ๐ป๐ฒ ๐๐ถ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ด๐น๐ฒ ๐ ๐ฒ๐ฒ๐
Hilaad Academy waxay idin soo qabanqaabinsay tababar gaar ah oo ku saabsan caafimaadka hooyada iyo ilmaha, kaasoo loogu talagalay in lagu xoojiyo xirfadaha shaqaalaha caafimaadka iyo bulshada.
๐
๐๐'๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐-๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐ค๐:
โข Hel aqoon dhab ah oo ku saabsan caafimaadka hooyada iyo ilmaha.
โข Kor u qaad xirfadahaaga haddii aad tahay shaqaale caafimaad, nafaqeeye, ama arday caafimaad.
โข Ka-qaybgalayaasha waxaa la siin doonaa shahaado rasmi ah oo Hilaad Academy bixiso.
๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐๐ฒ๐:
โข Hudayfi Aydid, BSN โ CEO & Founder, Hilaad Academy
โข Hadia Ismail, Nutritionist & CHA,
๐๐ฎ ๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ง:
โข Hooyooyinka iyo haweenka uurka leh
โข Shaqaalaha caafimaadka & Nafaqeeyayaasha
โข Ardayda caafimaadka
โข Dhiirrigeliyaasha caafimaadka bulshada
๐ ๐น๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐จ๐๐: https://wa.me/message/DQP3GDOEKX7SE1
18/08/2025
๐ข Hilaad Academy Presents: Simple Financial Planning Training
Hilaad Academy waxa ay idiin diyaarisay tababar muhiim ah oo lagu baranayo โSimple Financial Planningโ, kaas oo faaโiido u leh dhammaan bulshada Soomaaliyeed.
๐ Trainer: Nasra Osman (MPPM & BBA)
๐
Taariikh: Jimce, 22 August 2025 (habeenka Sabtida soo galayso)
โฐ Waqti: 8:30 PM โ 9:30 PM
๐ Qaab: Online (Zoom Platform)
๐ Zoom Link:https://us05web.zoom.us/j/5969149992?pwd=XBabyZsoH3gOT3H7dwOCHrxzjmoHQC.1&omn=84815272872
Join Zoom Meeting
Meeting ID: 596 914 9992
Passcode: hilaad123
๐ก Waxaad ka faaโiidi doontaa:
โ
Hab fudud oo qorshe maaliyadeed lagu sameeyo
โ
Sida loo maareeyo kharashka iyo dakhliga
โ
Qorsheyn mustaqbal oo shaqsi iyo qoysba anfici kara
๐ Ku biir si aad u horumariso xirfadahaaga qorsheynta maaliyadeed!
๐ Register & Join WhatsApp Group: https://chat.whatsapp.com/LtLLwtAeXYdEjavhxHbKh4?mode=ac_t
28/07/2025
๐ข Tababar Online ah โ Horumarinta Naftaada
Waxaan kugu martiqaadayaa tababar hal cisho ah oo online ah oo ku saabsan horumarinta nafta โ tababar kaa caawinaya inaad dhisto kalsoonidaada, kartidaada, iyo himiladaada.
๐น Mowduuca: Horumarinta Nafta (Personal Development)
๐น Bixiyaha: Mr. Hudayfi Aydid
Founder & CEO โ Hilaad Academy
๐น Taariikh: Jimce, 1da August 2025
๐น Waqti: 9:00 fiidnimo (9:00 PM)
๐น Goobta: Google Meet (Online)
๐น Shahaado: Bilaash โ Certificate Online ah
โจ Maxaad ka faaโiidi doontaa?
โ Kobcinta maskaxda iyo kalsoonida
โ Himilo iyo yool nololeed
โ Talooyin wax ku ool ah oo lagu gaadho horumar shaqsiyeed
๐ Tirada baranaysa waa kooban tahay โ isdiiwaangeli hadda si aad uga mid noqoto.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Riix link-gan >>> https://chat.whatsapp.com/DaEa2DwoOKIEx6kS4c6Hjh?mode=ac_t
08/04/2025
Day one: Alxamdulilah caawa waxa si toos ah inoogu bilaabmay Tababarkeeni "Leadership and management"
Insha allah waxa inoo socon doona 4 cisho waxana inoo hadhsan 3 cisho sidaas haloola socdo insha allah ๐๐
06/04/2025
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐ ๐๐
๐๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ qaybteeda Shortcourses oo aad uga barateen Tababaro tayo leh waxay kusoo qaban qaabisay Tababar lagu magacaabo "๐๐ฒ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐"
๐ 8 ilaa 11 April, ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง maalmaha kala ah Salaasada ilaa Jimcaha.
โฐ๏ธ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐: 9:30-10:30๐ท๐ Habenimo
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ: Zoom meeting
๐ Faahfaahin dheeraad ah: ๐ฌ๐ฒ๐ฏ-3567428
๐ ๐๐ ๐๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ! ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ถ๐ป ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ป!
๐ Iska diwaangali hada Link-gan: https://chat.whatsapp.com/DWbZ9hMxwYe7bnJ37lzV1w
๏ผจ๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ ๏ผก๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ
๏ฝ๏ฝ
"๐ป๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐ ๐๐๐๐"
22/03/2025
Asc dhamantin
๐ Halkani waa groupkeena khaaska ah kaas oo aynu soo dhigi doono Short courses-ka ka baxa macadkeena Hilaad Academy.
๐Fadlan nagu soo biir oo kamid noqo asxabtayada
Mahadsanid๐
๐๐๐๐๐๐๐๐
https://chat.whatsapp.com/BshLY0pgN4oLfVhfLx848C
17/03/2025
๐ข ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐๐ป!
๐๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ qaybteeda Shortcourses oo aad uga barateen Tababaro tayo leh waxay kusoo qaban qaabisay Tababar lagu magacaabo (๐๐๐ป๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐น ๐ผ๐ณ ๐ฅ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ผ๐น๐ผ๐ด๐) kaas oo runtii faham buuxa ka siin doona sawirada caafimaadka iyo qabahooda kala duwan.
Tababarkani waxa uu si khaas ah u anfacaya Ardayda caafimadka iyo guud ahaan ardayda kale.
๐ 21TH March, ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐ ๐๐๐ง maalin Jimce ๐๐ก.
โฐ๏ธ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐: 4:30-5:30๐ท๐ Galabnimo
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ: Zoom meeting
๐ Faahfaahin dheeraad ah: ๐ฌ๐ฒ๐ฏ-3567428
๐ ๐๐ ๐๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ! ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ถ๐ป ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ป!
๐ Iska diwaangali hada Link-gan: https://wa.me/252657773331
๏ผจ๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ ๏ผก๏ฝ๏ฝ๏ฝ๏ฝ
๏ฝ๏ฝ
"๐ป๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐ ๐๐๐๐"