Cambridge College

Cambridge College

Share

non profit organizations

26/11/2023

Ogaysiis!! Ogaysiis!! Ogaysiis!!

Waxa aan dhamman ardayda jecel waxbarashada loogu busharaynaya in ay Kuliyadu qaadanayso fasalo cusub kuwaas oo kale ah:
1. Mathematics
2. Physics
3. English
Waxa ardayda barnmijkan qaadanaysa uu laa socda tobaabaro muhiim ah kuwaas oo ardaydu la cawinaya in ay xirfadadu kor uu qadaan.
Is diiwangelintu waxa ay ka socota xarunta college ee agaagarka xafiiska kulmiye ee xaafada af – gooye.
Wixii faafaahina ee inta dheer kala xidhiidhi lanbarada hoos ku qoran .
Telefoon: 063-4554354/ 065 - 4554355

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Burco