08/05/2023
Waxa loogu Bushaaraynaya Bulsho weynta ku dhaqan Gobolka Togdheer iyo Nawaaxigiisa in aanu Bilaabi doono xirfado cusub, kuwaso anfici doona qofki ka faaideysta Fursadan
Hadaba qofki dananaynaya waxa uu iska soo diwaan galin doona Xaruunta iskuulku ku yaalo oo ah kasoo Horjeedka Xaruunta weyn ee TELESOM
Ama kala soo xidhiidh lanbaradan
Tell: 0634741483
Whatsapp: 0634741483
23/03/2023
06/03/2023