Siraaj Medical College
Health science College
25/02/2026
medical & Technology college
Burao-somaliland
Diploma programs
New classes
Fadlan h**e u gaadh oo ka faaidayso wey socotaa Is-diiwaangelintiisii kuliyaddahan cuscusub.
Contact : 063:4286436/0634951599
Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"
21/10/2025
25/09/2025
medical & Technology college
Wergelin
Training : Blood group test
waxa La wergelinayaa ardaydii Isdiiwaangelisay course-kaas in uu si rasmiya inoogu bilaabmi-doono galabta Inshallaah 4:00pm ama galabnimo
Ka faaidaysi wacan fursadan qiimaha badan Leh.
goobtuna waa siraaj medical & Technology college weeye : ka soo hor-jeedka Axmed suuxiye pharmacy ama sii jeedka shirkada socdaalka ee safarsame qaybtiisa bari
Contact : 063:4286436/0634951599
Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"
13/07/2024
Became internationally certified pre hospital trauma life support provider from national association of emergency medicine technicians ( USA )
09/10/2022
medical & Technology college
Burao-somaliland
Training : Blood group test
Xafladii qalin jabinta course-kan
waxa loo qabtay xaflad ardaydii dhamaysatay Blood group-ka oo ay ka faaidaysteen "50"arday oo ka kala yimi goobo wax-barasho oo kala duwan , waxaana Loo qabtay xaflad boqran oo Wadatay Saamaynteeda iyo Farxadeeda
hambalyo ayaanu leenahay dhamaan ardaydaas
Siraaj Medical college : wuxuu u taagan Yahay wax barasho leh itus oo itaabsii.
Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"
05/10/2022
medical & Technology college
Training : Blood group test
Xaflada Qalin-jabinta
waxa hadeer La diyaariyey shahaadadii course-ka ee "Blood group test" maadama oo ay xafladu inoo dhici-doonta maalinka Jimcaha gelinkiisa danbe 4:30pm ama galabnimo
goobtuna waa : Siraaj medical & technology college weeye "sii jeedka Safarsame qaybta bariga ama ka soo horjeedka Axmed suuxiye pharmacy"weeye.
01/10/2022
medical & Technology college
Burao-somaliland
Training : Vaccination
Talaal
Xafladii qalin jabinta course-kan
waxa loo qabtay xaflad ardaydii dhamaysatay Vaccination-ka ama "talaalka" oo ay ka faaidaysteen "71"arday oo ka kala yimi goobo wax-barasho oo kala duwan , waxaana Loo qabtay xaflad boqran oo Wadatay Saamaynteeda iyo Farxadeeda
hambalyo ayaanu leenahay dhamaan ardaydaas
Siraaj Medical college : wuxuu u taagan Yahay wax barasho leh itus oo itaabsii.
Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"
29/09/2022
medical & Technology college
Burao-somaliland
جمعة مبارك
Training : Vaccination
talaalka
waxa dhamaaday qaybtii h**e ee tobobarkii ahaa "talaalka" oo ay ka faaidaysteen "71"arday oo ka kala yimi goobo wax-barasho oo kala duwan , inshallaah waxaana dhawaan loo qaban-doonaa xaflad qalin jabin ah oo boqran.
Siraaj Medical college : wuxuu u taagan Yahay wax barasho leh itus oo itaabsii
Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco
252