31/03/2026
Mahadsanidiin!
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jiheeye Institute, The market, Burco.
Jiheeye Institute is a training and research center that contributes to knowledge, education, innovation, technological and the development of youth and society as a whole.
31/03/2026
Mahadsanidiin!
๐ฟ๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ง-๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐จ๐๐ 3๐๐๐
Mawduuca: ๐๐ค๐ค๐ฎ๐๐๐กkii, ๐ฌ๐๐ญ๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ค๐ค๐ง๐ ๐๐ ๐ช๐ช ๐ ๐ช ๐ก๐๐๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ง๐๐จ๐๐๐๐ ๐๐ค๐๐ค๐ก๐ ๐ ๐๐ค๐๐๐๐๐๐ง, ๐๐๐ก๐๐๐ข๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐ค๐ค๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐๐จ๐ข๐๐๐๐๐ก
Jeediyaha: Mustafe-Sheybe Axmed
13/03/2026
๐ฟ๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ง-๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐จ๐๐ 3๐๐๐ kulankiisi labaad mid lagaga waramayey shaqsi macna wayn laha kaasi oo bulshada gashay wax badan oo aan loo qirin midhaheedana lagu magcabin, habaynka waxa bulshada u waramayey, Af iyo dhaqan yaqaan ๐ค๐ผ๐ฟ๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ณ๐ฒ -๐ฆ๐ต๐ฎ๐๐ฏ๐ฒ oo maxadirada uu galayey ahayd ๐๐ค๐ค๐ฎ๐๐๐กkii, ๐ฌ๐๐ญ๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ค๐ค๐ง๐ ๐๐ ๐ช๐ช ๐ ๐ช ๐ก๐๐๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ง๐๐จ๐๐๐๐ ๐๐ค๐๐ค๐ก๐ ๐ ๐๐ค๐๐๐๐๐๐ง, ๐๐๐ก๐๐๐ข๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐ค๐ค๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐๐จ๐ข๐๐๐๐๐ก -๐๐๐๐ฃ๐๐, waxa uu ahaa mid an ku filnayn in lagaga waramayo Gaandi walow yadoo la wada yaqaan kulanku dhamaday.
FG: Muuqalkii barnaamijka ayaanu halkan idin kula wadaagaynaa.
Soon-qaad wanaagsan!
12/03/2026
๐ฟ๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ง-๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐จ๐๐ 3๐๐๐, kulankiisi labaad Cawa waxa inoo casuuman Af iyo dhaqan yaqaan ๐ค๐ผ๐ฟ๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ณ๐ฒ -๐ฆ๐ต๐ฎ๐๐ฏ๐ฒ oo inooga warami doona ๐๐ค๐ค๐ฎ๐๐๐ก, ๐ฌ๐๐ญ๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ค๐ค๐ง๐ ๐๐ ๐ช๐ช ๐ ๐ช ๐ก๐๐๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ง๐๐จ๐๐๐๐ ๐๐ค๐๐ค๐ก๐ ๐ ๐๐ค๐๐๐๐๐๐ง, ๐๐๐ก๐๐๐ข๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐ค๐ค๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ช๐ช๐จ๐ช๐ ๐๐จ๐ข๐๐๐๐๐ก -๐๐๐๐ฃ๐๐, haduu ahaa Maxamuud Axmed Cali abahihii waxbarashada Gaandina waxa uu ahaa Halgamagii aqoonta, kulanka ayaynu si wayn ugu baran doona.
Soon-qaad wanagsan
๐ฟ๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ง-๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐จ๐๐ 3๐๐๐
Mawduuca: ๐๐ค๐ฎ๐๐๐ก๐ ๐๐, ๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐, ๐๐ค๐ฌ๐ก๐๐ ๐๐๐๐จ๐ ๐๐ ๐ข๐๐ก๐๐ฎ๐จ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐ฆ๐ค๐ง๐๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐๐ฉ๐๐๐ง ๐๐ค๐๐๐ข๐๐.
Jeediyaha: Qoraa Abdinasir M. Sahal
08/03/2026
๐ฟ๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ง-๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐จ๐๐ 3๐๐๐, Waxa uu ahaa mid xiiso leh oo lagaga sheekaysaynayey, mid ka mid ah hogaamiyayaasha illaa hadda nool ee bulshadooda badhadhaha ku hogaamiyey.
Habaynkaasi waxa uu ahaa habeen qoraa Abdinasir Sahal ka qayb galayaasha la wadaagay, ๐๐ค๐ฎ๐๐๐ก๐ ๐๐, ๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐, ๐๐ค๐ฌ๐ก๐๐ ๐๐๐๐จ๐ ๐๐ ๐ข๐๐ก๐๐ฎ๐จ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐ฆ๐ค๐ง๐๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐๐ฉ๐๐๐ง ๐๐ค๐๐๐ข๐๐, oo ahayd maxadiradii loo ballansana. Abdinasir Sahal h**e oo h**e buug uga qoray Mahathir, ayaa habaynka si wayn bulshada ugu waramay.
FG: Muuqalkii barnaamijka ayaanu halkan idin kula wadaagaynaa.
Soon-qaad wanaagsan!
06/03/2026
๐ฟ๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ฃ๐๐๐๐๐ง-๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐จ๐๐ 3๐๐๐, kulankiisi koobaad ayaynu ๐๐ค๐ง๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐ฃ๐๐๐จ๐๐ง ๐๐๐๐๐ก uga marti nahay inuu inooga waramo. ๐๐ค๐ฎ๐๐๐ก๐ ๐๐, ๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐, ๐๐ค๐ฌ๐ก๐๐ ๐๐๐๐จ๐ ๐๐ ๐ข๐๐ก๐๐ฎ๐จ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐๐ญ๐๐ก๐ ๐๐ ๐ฆ๐ค๐ง๐๐๐ก ๐๐ ๐๐๐๐๐ฉ๐๐๐ง ๐๐ค๐๐๐ข๐๐, oo noqday madaxwaynaha malaysia riyadeedi rumeeyey wana midka mida madaxdii islaamka ahayd ee siyaasadan casriga bulshadooda badhaadhaha ku hogaamiyey.
Soon-qaad wanagsan
05/03/2026
๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ข๐ง๐๐ก๐๐๐ซ-๐ ๐๐ซ๐๐๐ค๐, ๐๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐-๐๐๐.
Bulsho kasta horumarkeeda waxaa saldhig u ah dadkii u huray aqoontooda, fikirradooda iyo halgankooda. Barnaamijkan โ๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐๐ง๐๐ก๐๐๐ซ-๐ ๐๐ซ๐๐๐ค๐โ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ข๐๐ญ๐ข๐ข๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ซ๐๐๐๐ค๐ข๐ข ๐๐ฒ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ง ๐ก๐๐ฅ๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ฎ ๐๐๐๐๐ ๐๐ฒ ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐๐๐, ๐ค๐ฎ๐ฐ๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ค๐ข๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ค๐ฎ ๐ก๐๐ ๐๐ฒ ๐ฃ๐ข๐ข๐ฅ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ง.
Ujeeddadu waa in la xuso halgankoodii, laga faaโiidaysto xikmaddoodii, isla markaana jiilka maanta lagu dhiirrigeliyo inay sii wadaan jidkii aqoonta iyo wacyigelinta ee ay raggaasi dhiteeyeen.
๐๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข ๐ฐ๐๐ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐๐.
11/02/2026
Maalin kale oo aanu bulshada la wadaagnay aqoon kororsiga Time Efficiency and Personal Productivity, Wakii John C. Maxwell lahaa "Haddii aadan wakhtigaaga maamulin, wax-soosaarkaagu wuu liitaa.โ
Jeedinta tobobaraha kadib dood ardayda dhexdeedada bandhig ay sameeyeen, 8 February maalin wax badan la wadagay ahayd.
09/02/2026
Ma jiro qof la tilmaamsado oon laga soo tabin inuu wakhtigiisa ka fa'iidaysan jiray.
Baahida wax noqosho aynu qabno iyo waxsoorkeena shaqisiga ah waxa xidhiidhiya waa sidaynu wakhtiga uga faiidaysano.
Aqoon kororsiganina waa midkale oo aanu bulshada wacyigooda wax ugu darsanayno.
07/01/2026
Adeegayaasha arimaha bulshada een faa'iido doonka ahayn waa kuwa ugu mudan ee dowladnimada ka shaqeeya ama shaqada ugu wanaagsanba ka qabta.
Waxaanu maalinti jimcaha ee tariikhdu ahayd 2 bishii kobaad usoo xidhnay tobbobar cinwaankiisu ahaa ๐๐ง๐๐๐ซ๐ฌ๐ญ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ ๐จ๐ ๐๐๐ฆ๐จ๐๐ซ๐๐๐ฒ ๐๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ ๐ซ๐จ๐ฅ๐ ๐จ๐ ๐๐ข๐ญ๐ข๐ณ๐๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ In ka badan 25 dhalinyara oo ka shaqeeya arimaha bulshada.
Kani ma ahayn kii koobaad mana noqon doono kii ugu danbeeyey een wacyiga iyo wacaalka dhalinta aanu ku darsanay ama ku darsanaynaba.