An - Najoum Schools مدارس النجوم

An - Najoum Schools      مدارس النجوم

Share

ugu kaalay dugsiga an nujuum daryeelida caruurta iyo kobcinta garaadka ubadka

17/02/2026

Ramadan Mubarak 🌙

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bah-weynta dugsiga An-Nujuum waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan bulshada Muslimiinta munaasibadda curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta khayrkeeda, kana helo dambi-dhaaf, naxariis iyo xornimo naarta.
Allena ha inagu gaadhsiiyo nabad, iimaan iyo cibaado suuban. Aamiin

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 16/02/2026

Ardayda fasalka 1-aad ee dugsiga an-nujuum oo ku qaadanaya nasasho, mid kamid ah goobaha caruurtu ku ciyaarto.

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 10/02/2026

Ardayda

Todobaadyadii u dambeeyay waxa barxadda Dugsiga An-Nujuum si xiriir ah uga socday daabuurro iyo bandhigyo kala duwan oo ay soo qabanqaabiyeen ardayda fasallada kala duwan. Ardaydu waxay halkaas ku soo bandhigeen dadaalkooda, kartidooda hal-abuur, iyo awooddooda soo-jeedineed, iyaga oo sameeyay bandhigyo qurux badan oo muujinaya dadaalka iyo tacabka ay geliyeen macalimiintu.

jiilka berri
-najoum schools.

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 29/01/2026

Ardayda...

Todobaadkan, Dugsiga An-Nujuum waxaa si qurux badan uga qabsoomay daabuurka ardayda fasallada kala duwan ee dugsiga. Ardaydu waxay soo bandhigeen hal-abuuro kala duwan iyo soo-jeedino qurux badan oo ay ku muujinayeen awooddooda wax-soo-jeedineed iyo kartidooda hadal.
Daabuurka waxaa ka qayb galay afar fasal oo kala ah: fasalka 5-aad, 6-aad, 7-aad iyo 8-aad.

jiilka berri
-najoum schools.

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 18/01/2026

“Ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka Term-ka koowaad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026 ayaa dugsigu ku maamuusay shahaadooyin sharaf, si loo dhiirrigeliyo dadaalkooda.”

jiilka berri
-najoum schools.

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 16/01/2026

Dhiganaha ‘Durro iyo Dawo’'

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 15/01/2026

Ardayda Dugsiga An-Nujuum iyo buugga Durro iyo Dawo, oo dhawaan lagu soo bandhigi doono magaalada Burco.

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 09/01/2026

Dugsiga An-Nujuum ayaa Khamiistii 08-01-2026, soo agaasimay tababar muhiim ah oo ku saabsanaa xaaladaha nafsiga ah ee ardayda iyo qaabka uu macalinku u maaraynayo. Tababarkaas waxaa ka qayb qaatay inta badan macallimiinta Dugsiga An-Nujuum, waxaana bixinayay Dr. Cabdiraxmaan Yaasiin.

07/01/2026

“Madaxweynayaashii soo maray Jamhuuriyadda Somaliland iyo weedho dhaxal-gal ah oo laga diiwaan geliyey”.

Photos from ‎An - Najoum Schools      مدارس النجوم‎'s post 07/01/2026

“Waa markale, Ubaxii Nujuum oo muujinaya dareenkooda qotada dheer iyo jacaylka ay u hayaan dalkooda.”

“Long live somaliland” 💛🤍🤎.

29/12/2025

An-najoum schools.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

West Of Kenya Road Near The NRC Office In Burao. , West Of Hodan Road Near Dan Jire Shop
Burco