05/04/2024
Kalmoon yiciba Kurus geela iyo koofi Maraq Saaran
Kumbis Hilib ah koosaar Timir ah Bagarad kaandhuusha ah
Kackac duban Saanbuus kooban
Iyo kimis la iidaamay
Kaluun Gaxasha Soor karisa iyo
Koosto lagu dhuuqo
Kalyo shiilan beer kalaankaliyo
Turubo kuus kuusan
Kaltuuneey hadaad u baahantahay in lagu Baro Cuntooyinka aynu Sare ku xusnay Aayatiin cooking school Noogu Kaalay
Mubarak
Barashada Cunta Karinta
#063-4599264
22/06/2023
Waxaan idin diyaarinay cours cusub oo lagu baranayo Samaynta casuumadaha iyo macmacaanka
Fadlan ka faa’iidaysta Mudada Fasaxa isqoristu way socotaa yaan la moogan
Dugsigu wuxuu ku yaala magaalada Burco gaar ahaan Xaafada Gaha saldhiga Faarax Omar galbeedkisa
WIxii faahfaahin ah Nagala soo Xidhiidh
0634599264
30/08/2022
Bushaaro bushaaro bushaaro
Waxaanu ugu bushaaraynaynaa dhamaan habeenka ku nool Magaalada ee xarunta Gobolka Togdheer in Dugsiga Aayatin Qaadanayo Arday Cusub oo si heer sare ah loo bari doona xirfada Cunta Karinta, sidoo kale Dugsigu wuxuu kuu sameeyay Discount ama Qiimo dhimis.
Haddaba, Ardayda la qaadanaya waxay ka koobnana Doonan Arday Casharada qaadan Doona isbuuca oo dhan iyo Arday Laba maalmood dhigata dugsiga waxaana lagu qalin jabinaya muddo kooban adiga si heer sare ah wax u bartay.
Allah mahad leh
FG: Dugsigu wuxu ku yaala Xaafada Gaha gaar ahaan ka soo horjeedka Dugsiga xaaji xuseen.
Tell: 0634599264
02/11/2021
Dugsiga Aayatiin wuxuu idiinku Bushaaraynayaa in uu qaadanayo Araday Kooban oo la bari Doona Samaynta Casuumadaha si heer sare ah iyo Macmacaanada kala duwan sida: Xalwadaha, Hariisada iyo Cabitaanada noocyadiisa kala duwan
Is diwaangalintu way socotaa waxaany soconaysaa ilaa 07/11/2021,
Fadlan ka faa'iidayso wixii faahfaahina nagalaso xidhiidh
0634599264
17/10/2021
Qaar ka mid ah cashardi bisha ee Ardayda Xirfada Cunta karinta ka barata ayaatinn School ay qaateen
Fadlan nagu soo biir si aanu kor ugu qaadno xirafadaada cunto karinta
0634599264
02/06/2021
Dugsiga Aayatiin wuxu ugu bushaaraynaynaa dhamaan Habalaha Reer Burco Qaadashada Arday Cusub iyo waliba in uu dugsigu in diin soo kordhiyay casharo cusub oo aad ganacsi ka samayn kartaan Sida Mak up ki , cilaanka iyo waliba casuumadaha
Hadaba is Qoristu way socota waana mudo kooban ee yaan la moogaan
Tell: 0634599264
29/01/2021
Waxaanu ugu bushaaraynaynaa dhamaan Hablaha iyo hooyooyinka ku dhaqan Magaalada Burco in Bishan February Dugsiga Aayatiin qaadanayo Arday cusub, Ardaydaas waxaa mudo kooban lagu barayaa xirfada cunto karinta noocyadeeda kala duwan iyo waliba cilaanka , waxaana la siin doona Shahaado heer sare ah
Isqoristu waxay bilaabmaysaa
31/01/20121 waxaanay ku eegtahay 05/02/2121
Wixii faahfaahina kala soo xidhidh
0634599264
29/01/2021
Waa Qaar ka mid ah Casharada aanu Ardayda wax ka barata Dugsiga Aayatiin Barnay usbuucan
Waxaanu dhawaan idinla wadaagi doona vido aanu ka diyaarinay casharada ardaydu qaadatay bisha
=== Fadlan naguso Biir si aad u tayayso xirfadaada cunta karinta===
03/01/2021
Halkan ka daawo xafladi qalinjabinta dufcada sedexaad ee ka qalinjabisa dugsiga aayatiin
Dugsiga Aayatiin College Oo Xaflad Qalin Jebina U Qabtay 66 Arday Oo Ka Baxay Dugsigaasi
Reported By Abdirahman Tiriike/ Burco SomalilandContact :00252 63-4300826 Email [email protected]
03/01/2021
Dufcadii Sedexaad ayaa ka qalinjabisay Dugsiga Barashada Cunta karinta ee Aayatiin
Ardaydan oo iskugu jiray qaar dhamaystay Barashada xirfada cunta karinta , cabitaanada kala duwan, barashada Cilaanka, samaynta keega xafladaha iyo Aroosyada iyo diyaarinta casuumadaha.
xafladda qalinjabinta oo ka dhacaday hotel Deero ee magaalada burco waxaa ka soo qayb galay mas'uuliyiinta ka socda Wasaarada Waxbarashada Gobolka Togdheer , maamulka Gobolka, xildhibaano iyo marti sharaf kale
Halkaas oo ardaydi dhamaysatay xirfadahan lagu gudoonsiiyay Shahaadoonyin.
02/11/2020
Dhamaan Hablaha iyo hooyoyinka jecel Barashada cunto karinta oo heer sare ah waxaanu idiin ku bushaaraynaynaa in Dugsiga uu bishan qaadanayo arday kooban is qoristu waxay bilaanmaysaa 04/11/2020 ilaa 10/11/2020 dugsigu wuxuu ku yaala magalada gaar ahaan xaafada Gaha
Wixii faahfaahina kala xidhiidh
0634599264 ama 0659999146
25/10/2020
Kuwani waa Qaar kamid ah Cuntooyinka ardaydu ay qaadaty todobaadkan
Waa hubaal in ay arday badani ka faa'iidaysteen
Waxaanu idinla wadaagi doona todobaad walba qaar kamid ah cuntooyinka lagu dhigtay dugsiga
Fadlan naguso biir