Awfarah secondary school

Awfarah secondary school

Share

is a wadamagoo district high school and part of its plans to produce students equipped with high-le

Photos from Awfarah secondary school's post 18/05/2022

HAPPY 18 MAY
Bahda dugsiga sare ee Awfarah secondary school (wadaamagoo) waxay dabaal deg iyo hambalyo hawada u marinayaa, dhamaan Qaranka jamhuriyadda somaliland, munaasibadda 18may awgeed.

Photos from Awfarah secondary school's post 12/09/2021

HAMBALYO HAMBALYO
halkan waxaanu farxadda iyo guusha la qaybsanaynaa ardaydii formfourka ee 2020/2021 guusha ay kasoo hooyeen imtixaankii shahaadiga ahaa waxaan leenahay guulo- badan iyo badhaadho gaadha

Photos from Awfarah secondary school's post 25/06/2021

Ardayda Form-fourka sannadkan oo soo afmeeray shalay oo taariikhdu ahayd 24/6/2021 imtixaankii shahaadiga ee ay kaga gudbayeen dugsiga sare.

Dhamaantood waxaan u rajaynaynaa guul iyo garaadaha imtixaan ugu sareeya insha allaah

09/01/2021

Awfarah secondary school wadaamagoo teachers

09/01/2021

school head-teacher

" nin dharaar waxuun laga guntay guushu jamataaye"

29/12/2020

MAHAD-CELIN
-------------------------
waxaan u mahadcelinaynaa sidoo kale hambalyaynayaa ardaydayadii dugsiga h**e uga baxday oo dugsigoodii waxqabad iyo bilcin dib ugu sameeyay

19/08/2020
Photos from Awfarah secondary school's post 18/08/2020

The school administration would like to thank Alpha University for its wonderful welcome and encouragement to the students.

Photos from Awfarah secondary school's post 16/08/2020

xafladii sabootinta ardydii formfourka ee 2019/2020 iyo xadhig ka jarista xafiis cusub

Photos from Awfarah secondary school's post 15/08/2020

waxaa farxad noo ah in maanta oo taariikhdu tahay 15/8/2020 ay noo qabsoontay munaasib isugu jirta XADHIG-KAJARISTA XAFIIS cusub oo dugsiga aan usoo kordhinay iyo SABOONTIDA ardaydii formfourka sanad dugsiyeedka 2019/2020, yadoo ay nagalasoo qayb galeen Marti sharaf badan oo uu ugu h**eeyo gudoonka wax-barashada gobolka iyo maamulka degmada, xildhibaano iyo waalidiinta dugsiga

Photos from Awfarah secondary school's post 11/08/2020

hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan ardayda form fourka dugsiga saree wadaamagoo

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Wadaamagoo
Burco
1234