Al-qudus primary and intermediate schools

Al-qudus primary and intermediate schools

Share

Ku soo dhawoow Dugsiga Hoose/dhexe Ee Al-qudus

08/05/2026

Alxamdulillaah, waxaan gaarney maalintii barakeysnayd ee Jimcaha.

اللهم اجعل جمعتنا هذه جمعةَ خيرٍ وبركةٍ، واغفر لنا ذنوبنا، وبارك لنا في علمنا وأوقاتنا

📍 Location: Burco, Southern Gaha Road
☎️ Contact: 63 4328900 - 63 4331291
📧 Email: [email protected]

16/01/2026

𝐅𝐚𝐬𝐚𝐱 𝐌𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐥-𝐌𝐢𝐜𝐫𝐚𝐚𝐣

Dhammaan waalidiinta, ardayda iyo shaqaalaha Dugsiga waxaa la ogeysiinayaa in berri oo 𝐒𝐚𝐛𝐭𝐢 𝐚𝐡, 𝟏𝟕 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟔, dugsigu fasax yahay munaasabadda qiimaha leh ee Habeenkii la dheelmiyey Nabigeenna (NNKH) – Israa wal-Micraaj, oo ku beegan 𝟐𝟕 𝐑𝐚𝐣𝐚𝐛 𝟏𝟒𝟒𝟕 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢𝐲𝐚.

02/01/2026

𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

Ardayda dugsiga hoose/dhexe ee 𝐀𝐥-𝐐𝐮𝐝𝐮𝐬 waxaa la ogeysiinayaa in fasalladu dib u bilaaban doonaan 𝟎𝟑 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟔, ka dib marka uu dhammaado fasaxii term-ka.

Waxaa lagula talinayaa ardayda iyo waalidiintaba in ay diyaar garoobaan, si ay si wanaagsan ugu soo laabtaan casharrada iyo jadwalkii waxbarasho.

21/10/2025

“𝐃𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐞𝐫𝐫𝐢.”

Haddii aad maanta waqtigaaga geliso waxbarashada, dadaalkaas ayaa berri kuu noqon doona furaha guusha. Qofka maanta shaqeeya berri wuu nastaa, halka kan maanta seexda berri uu dhibtoodo.

17/10/2025

Maanta waa Jimce — maalin nasasho, ducada iyo xusuusta wanaagsan.
Dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga Al-Qudus waxaan leenahay Jimce Mubaarak! 🕌📚

Photos from Al-qudus primary and intermediate schools's post 16/10/2025

📸 Kuwani waa sawiradii laga qaaday ardaydii galinka dambe ee kaalmaha sare ka gashay imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024–2025. 🎓👏

Photos from Al-qudus primary and intermediate schools's post 14/10/2025

📸 Kuwani waa sawiradii laga qaaday ardayda galinka h**e ee kaalmaha sare ka gashay imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024–2025. 🎓👏

Photos from Al-qudus primary and intermediate schools's post 08/10/2025

📸 Kuwani waa sawiradii laga qaaday ardayda kala duwan ee Dugisga, xafladdii sannad-dugsiyeedka 2025–2026 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024–2025. 🎓👏

Photos from Al-qudus primary and intermediate schools's post 07/10/2025

📸 Kuwani waa sawiradii laga qaaday waalidiintii ka soo qayb galay xafladdii sannad-dugsiyeedka 2025–2026 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024–2025. 🎓👏

Photos from Al-qudus primary and intermediate schools's post 07/10/2025

📸 Kuwani waa sawiradii laga qaaday marti sharaftii hadallada ka jeedisay xafladdii sannad-dugsiyeedka 2025–2026 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha sare ka gashay imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024–2025. 🎤🎓

04/10/2025

🎉 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓–𝟐𝟎𝟐𝟔 🎓

Muuqaal guud oo laga duubay xafladdii sanad-dusiyeedka 2025-2026 iyo abaalmarinta ardayda kaalmaha sare ka gashay imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024–2025 ee 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐥-𝐐𝐮𝐝𝐮𝐬.
Waxaan u hambalyaynaynaa dhammaan ardayda dadaalka muujisay iyo macallimiinta ka shaqeeyay guushaas. 👏📚

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadada Gaha
Burco

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:40
Tuesday 06:30 - 17:40
Wednesday 06:30 - 17:40
Saturday 06:30 - 17:40
Sunday 06:30 - 17:40