15/04/2026
๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐ฟ๐ฐ๐ผ!
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Burco ayaa loo qabanayaa tababar qiimo badan oo ku saabsan โ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐๐๐๐ถ๐ป๐ฒ๐๐๐ฒ๐โ, kuwaas oo h**e uga qayb qaatay xog-ururin ay samaysay shirkadda HitDesigns.
๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ ๐๐ ๐๐ถ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ต ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ฎ:
โ
Sida ganacsigaaga loogu suuq-geeyo baraha bulshada si xirfad leh
โ
Sida loo kordhiyo macaamiisha (customer growth)
โ
Farsamooyin casri ah oo lagu kordhiyo iibka (sales)
Tababarkan waxa uu ka dhashay daraasad dhab ah oo ay samaysay HitDesigns, si loo fahmo baahiyaha ganacsatada loona keeno xalal wax ku ool ah oo natiijo leh.
Waa fursad dahabi ah oo aad ku horumarin karto ganacsigaaga, kuna gaadhi karto heer ka sarreeya tartanka suuqa maanta!
12/03/2026
๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฐ๐ฒ๐น๐ถ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ
Machadka HitAcademy ayaa xalay soo xidhay tababarkii laba maalmood socday ee โMarketing Planning for Marketers Professionalsโ, kaas oo loo qabtay shaqaalaha shirkadda HitDesigns si kor loogu qaado xirfadaha qorshaynta suuq-geynta iyo fahamka istaraatiijiyadda marketing-ka.
Sidoo kale, HitAcademy iyo Hitdesigns waxay si gaar ah ugu mahadcelinayaan tababar bixiyaha Muse M. Osman , oo door weyn ka qaatay qabsoomidda iyo guusha tababarkan.
10/03/2026
๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐ฃ๐น๐ฎ๐ป๐ป๐ถ๐ป๐ด ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ฒ๐ฟ๐ ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น๐ (๐ฆ๐ต๐ผ๐ฟ๐ ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ)
HitAcademy waxay sii waddaa dadaalka ay ku horumarinayso xirfadaha iyo aqoonta shaqaalaha. Maanta waxaanu siinayna tababarkii labaad shaqaalaha shirkadda HitDesigns, kaas oo diiradda saaraya Marketing Planning for Marketers Professionals.
06/03/2026
Mac-hadka HitAcademy ayaa guddoonsiiyey shahaadooyin hawl-wadeennada HitDesigns kuwaas oo si firfircoon uga qayb qaatay โ๐ฃ๐ฟ๐ถ๐ป๐ฐ๐ถ๐ฝ๐น๐ฒ๐ ๐ผ๐ณ ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ๐ ๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐น๐ฎ๐๐.โ Tababarkan heer sare ah ayaa diiradda saarayay fahamka aasaaska naqshadaynta, horumarinta xirfadaha hal-abuurka, iyo abuurista naqshado casri ah oo xirfadaysan.
04/03/2026
๐ ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ถ๐ป๐ถ๐ป๐ด ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ป ๐๐ต๐ฒ ๐ฃ๐ฟ๐ถ๐ป๐ฐ๐ถ๐ฝ๐น๐ฒ๐ ๐ผ๐ณ ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐๐ถ๐๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป๐ ๐๐บ๐ฝ๐น๐ผ๐๐ฒ๐ฒ๐.
HitAcademy ayaa tababar heerkiisu sarreeyo u qabatay ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌ, kaas oo si gaar ah diiradda u saarayey ๐๐ซ๐ข๐ง๐๐ข๐ฉ๐ฅ๐๐ฌ ๐จ๐ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง. Tababarkan oo socday laba maalmood oo xidhiidha ayaa ahaa mid aqoon-dhis iyo xirfad-kobcin isugu jiray, laguna falanqeeyey mabaadiโda aasaasiga ah ee naqshadaynta sida: ๐๐๐ฅ๐๐ง๐๐, ๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฌ๐ญ, ๐๐ฅ๐ข๐ ๐ง๐ฆ๐๐ง๐ญ, ๐ก๐ข๐๐ซ๐๐ซ๐๐ก๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐๐จ๐ซ๐ฒ.
Shaqaaluhu waxay heleen faham qoto dheer oo ku saabsan sida fikradaha hal-abuurka leh loogu beddelo naqshado tayo sare leh oo waafaqsan baahida macaamiisha iyo suuqa.
Ugu dambayn, tababarku wuxuu ku soo xidhmay jawi dhiirrigelin leh, iyadoo la isla fahmay muhiimadda joogtaynta barashada iyo horumarinta xirfadaha si loo xaqiijiyo heer sare oo shaqo iyo hal-abuurnimo joogto ah.
"๐๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต"
11/01/2026
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ผ: ๐ค๐ฎ๐๐ฏ๐ii ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฑ | ๐ ๐ฒ๐๐ฎ ๐๐ฑ๐ ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ถ๐ป๐ถ๐ป๐ด
8/1/2026 ayuu si rasmi ah inoogu furmay tababarkii ๐ ๐ฒ๐๐ฎ ๐๐ฑ๐ ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐. Maalintii 1aad waxa diiradda la saaray qaybta theory-ga ah, halkaas oo lagu bartay aasaaska xayeysiinta Meta, fahamka nidaamka xayeysiinta, iyo sida loo dhiso aragti suuq-geyn oo sax ah. Tababarkan qiimaha leh waxa inoo qabtay Guddoomiyaha HitDesigns, Eng. Daud Abdikarim Jama, kaas oo si xeel dheer oo waayo-aragnimo ku dheehan tahay u gudbiyay tababarka.
07/01/2026
๐ ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ผ๐ด๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐?
Tababar qiimo iyo aqoonba leh ayaa bari oo Khamiis ah qabsoomi doona, Saacaddu marka ay tahay 6:30 fiidnimo (Maqrib).
Tababarkan faaโiidada badan waxa si wadajir ah u soo abaabulay
Shirkadda HitDesigns iyo Jaamacadda Abaarso.
kuwaas oo mar walba hormuud u ah kobcinta xirfadaha iyo hal-abuurka dhalinyarada.
05/01/2026
๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก ๐๐ก - ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐๐๐ง ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐ ๐๐จ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ข๐ง!
๐๐ถ๐๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ oo kaashanaysa shirkadda ๐๐ถ๐๐ฑ๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป Iyo Jaamacadda Abaarso waxay kugu wargalinaysa inay qaban doonto tababar muhim u ah Bulsho waynta reer Burco.
Ma doonaysa inad horumariso Xirfadaada aqooneed ee ku saabsan barashada ๐ ๐ฒ๐๐ฎ ๐๐ฑ๐ ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐?
Waxay ๐๐ถ๐๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ku soo xushay Tababar ka haqabtiraya wax walba oo ku saabsan sida loo helo xayaysiin guulaysata.
Faahfaahinta Koorsada:
๐๏ธ ๐๐๐๐ก๐ข๐๐๐: Khamiis iyo Jimce
๐๐๐ค๐ค๐๐ฉ๐ช: Abaarso Hall
โณ ๐๐ช๐๐๐๐๐: 2 Cisho
๐
๐ฝ๐๐ก๐๐๐๐๐จ๐๐๐๐: 8-da Jan 2026
๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐๐๐: 6:30 maqrimnimo
๐
๐๐๐ฅ๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ค๐๐ง:
https://chat.whatsapp.com/CZQ5BEb6R2oETdHQN9aNto
๐๐๐ฑ๐ข๐ข ๐ฐ๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง ๐๐ ๐๐ก๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ก ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐ง๐ฎ๐ฆ๐๐๐ซ๐ค๐๐ง ๐ก๐จ๐จ๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ช๐จ๐ซ๐๐ง: +๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
21/12/2025
๐ข๐ด๐ฎ๐๐๐ถ๐ถ๐ ๐ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต
Hit Academy waxay idiin soo wadaa Course Cusub. Haddii aad diyaar u tahay inaad kor u qaaddo xirfadahaaga iyo fursadahaaga nololeed.
๐๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ ๐๐ข๐ญ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ฒ