16/01/2026
Ilayska Togdheer Schools
Si aan u aflaxo hadhow
Si aan ayatiin u helo
Si aan ubadkay u lumin
Si aan adna kuu anfaco
Si aan...
16/01/2026
26/12/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhaman
Abwaan Abdirahmaan Xeego Waa mid ka mida barayaasha Dugsiga Sare ugu Dadaalka badan Sidoo kalena waa Midhihii Dhawr iyo Toban Sano ka Hor kasoo baxay Isla Dugsiga Ilayska Togdheer Schools
Mohamed Boodhle , shaqsi hawl kara.
Maamule Cali Cabdi Faarax " "
Alle Cilmiga iyo Caafimaadkaba ha kuu barakeeyo.
/ Ee Ilayska Togdheer Schools
24/09/2025
**Ardaygu Waa Mustaqalka Bulshada,Sidaas Darteed Toosintiisu Waxay Kaalin Muhiima ah ka qadataa Horumarinta Waxbarashada iyo Akhlaaqda**
22/09/2025
Aafada Mobile ku hayo Waxbarashadda
20/09/2025
Maamulka Guud ee Dugsiyada Ilayska Togdheer Schools hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan barayaasha kala ah
1. Abdi Aziz Ibnu Cige
2. Xamse Xayd
3. Cabdifataax Sheekh
4. Cali Maxamed Kayse
5. Ñaasir Ñádáárá
6. Abdiqaadir Cumar
Kuwaas oo ka qalin bedeshay jaamacadaha kala duwan ee gobolka ilaa heer Degree iyo heer Masterba. Alle haku anfaco barayaashaas cilmigay barteen. Waxaanan rajaynaynaa in bulshada si hufan ugu adeegi doonaan aqoontooda siday imikaba ugu adeegayaan.
13/09/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco