Abwaan xarrago

Abwaan xarrago

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan xarrago, College & University, Burco.

18/11/2024

President Dr.abdirahman Mohamed abdulahi irro🌎

25/01/2024

wax sheeg iyo ay mudatay maansiyo hadal uu nin weyndhoho
iyo garaad Sarre runtu ay ku dhalan tahay ku macnee wixi mudan
# isaaq waa haldoorada somaali idilkeed dawlad weeye gooniya dhidban oo dhameys tiran (ISaaq)

23/12/2023

Ruushka bari

18/12/2023

Indhaha arageeda taba afkaa ku hadaaqa oo iftiin iyo waa ileys hilaac iyo waa hir kacay
Aduunkan ugu jeclahay 🤩😍 MAMO MCN💝

16/07/2023

Waayaha aduunyada macaan iyo qadhaadhiyo doog iyo diraaciyo welweliyo dhimaatiyo qaxar lagama waaye Samir iyo dulqaad iyo ragga nimo kujoogo udulqaado waayaha🤔

10/07/2023

Wayaaha aduunyada xasuusihi kuso maray
Wakhtigiyo nasiibka casharadii qadhaadha
Wixii aad ka baratiyo wixii aad ku raysaba
Wakhtigiyo nasiibkaa cilmi iyo aqoonyiyo
Wayo aragnimo xad dhaafiyo ad adayg un mooye
Miyaad dhaawaq halisiyo ciil iyo daciifnimo miyad wali ku xusaysaa?

28/06/2023

Waa maalin ciidoo ay hawadu furantee
ducada badi
Xuma daa
garaadko ka roono asaaga
garo sax iyo khalad
saar gun iyo nasab
xindhoow asxaabtoo
Kusoor sharaf
kuxumeeyey isaga cafi
kusharfay wanaag tusi
istaag xumaantoo
istaag wanaagoo
xidhnoow cibaadada
ABwaan XARRAGO
EID MUBARAK

31/05/2023

Ragga kiisa adagee eebe garasho siiye
Diiniyo dadnimo iyo murti lagu maneystee
Waa muslim daacadoo diintisa jeceloo
Rafaad iyo dhibaatiyo dartee geeri mudan kara

Cabdimaalik muuse coldoon

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Burco