Ali bire

Ali bire

Share

Cali biire

14/08/2025

قال تعالي (فعال لما يريد )

Ilaahay waa siduu doone yeele,waa tilmaan cajiiba oo ka mida tilmaaha ilaahay, horaysa iyo Danbayso ilaahay cidi ma weydiido waxa uu samaynayo iyo sida uu yeelayo ,wax uu samayn waayeyna cidi ma tiraahdo maxad usamayn weyday ,waana calaamad iyo astaan ku tusinaysa weynida lahaansha ilaahay

الحمدالله علي نعمة الاءسلام

20/04/2024
20/03/2023

Sidee baynu u soo dhaweynayna bisha ramadan

14/03/2023

رمضان اقبل يا اولي الباب

05/10/2022

Mawliidka nabiga in xaflad loo dhigaa
Sharci maaha

03/10/2022

Dagaalka Shabaab iyo macawislayda
Macawislayda ducada iyo hubkaba halagu taageero si loo tirtiro alshabaab🔥

02/10/2022

Mulkiiilaha shabakada abaarso kusoo dhowow diinta nasteexada badan ee islamka❤️🙏

30/09/2022

Ilaahay ha unaxariisto taliye farhan
Xarakada alshabaabna ilaahay
Dadka hakasoo qabto 🤣

29/09/2022

Jaamac Shaacir maxaa iska bedeley Qadiyadiisi xukuumada biixi??

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Masajidka Suune
Burco