21/08/2026
๐๐๐๐ข๐ง๐๐ซ ๐๐ง: ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
Learn the Basics. Understand the Threats. Stay Secure.
Internet-ka iyo tiknoolajiyadu waxay fududeeyeen hawl maalmeedkeena shaqo, balse waxay sidoo kale keeneen khataro amni oo sii kordhaya marba marka ka dambaysa.
Kuliyadda Som-skills Training Center waxa ay kuu soo agaasintay Free Online Webinar oo aad ku baran doonto aasaaska Cybersecurity, fahamka cyber threats, iyo hababka aasaasiga ah ee lagu ilaalin karo xogtaada iyo amnigaaga dijitaalka ah.
๐ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ด๐ฎ๐น๐ถ:
https://forms.gle/N9vpPsYs9Gsmx68U7
๐๐จ๐ข๐ง ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ:
https://chat.whatsapp.com/BWRT18XRC0HJkVw4ozjNXn
20/08/2026
Ku Soo Dhawoow Bogga Rasmiga ah ee Som-Skills Training Center!.
Kani waa kanaalka YouTube-ka ee Som-Skills Training Center, halkaas oo aad kala socon kartaan barnaamijyo waxbarasho, tababaro xirfadeed, iyo aqoon-kororsi tayo leh oo ay kulliyaddu idiin soo gudbiso si lacag laโaan ah (Free).
Si aad qeyb uga noqotid bulshadeenna aqoonta dhisaysa, fadlan booqo link-ga hoose oo nagu taageer Subscribe:
๐
Som-Skills Training Center
Som-Skills Training Center is an educational platform dedicated to empowering students and professionals with practical skills for the modern world. Our mission is to provide high-quality training programs that help individuals develop their careers, improve their knowledge, and prepare for real opp...
17/08/2026
๐ฅ Waa kan casharkii habeen h**e ka baxay barta kulliyadda Som-Skills Training Center, kaas oo cinwaankiisu ahaa:
โEntrepreneurship & Small Business Management Skillsโ
Seminar-kan waxaa soo jeediyey Dr. Abdifitah Dahiye PhD, isagoo si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay leedahay aqoonsiga fursadaha ganacsi, horumarinta fikradaha ganacsi, maamulka dhaqaalaha, suuq-geynta iyo kobcinta ganacsi waara.
Hal-ku-dhigga casharka wuxuu ahaa:
โGanacsi guuleysta wuxuu ka bilaabmaa in la fahmo baahida jirta, kadibna la abuuro xal sax ah.โ
Link-gan YouTube ka daawo:
Course On: Entrepreneurship and small Business Management|| Hal-Abuurka iyo Ganacsiga.
Waa kan casharkii habeen h**e ka baxay barta kulliyadda Som-Skills ...
15/08/2026
Caawa oo ay taariikhdu tahay 15 August 2026 waxa si guul leh inoogu soo dhammaaday tababar kii ahaa ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ง๐ ๐๐ฆ๐๐ฅ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐ฆ๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ.
Waxa aanu hambalyaynaynaa dhammaan ardaydii dhamaysatay wakhtigii koobnaa ee uu tababarkaas uu socday. Sidoo kale waxa aanu aad ugu mahadnaqaynaa baraha bixinayay tababar ka Abdifitah Dahiye waxa aanu leenahay Mahadsanid.
๐๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ซ ๐๐ข๐จ๐ ๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ฒ:-
Abdifitah Dahiye PhD in Economics
Research Fellow at the University Of Rwanda
#๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ
13/08/2026
Just 1day left until our training.
๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ง: ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ง๐ ๐๐ฆ๐๐ฅ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐ฆ๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
๐๐๐ฅ๐ค๐๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข
https://wa.me/message/AYFGHUPHLIGSO1
11/08/2026
๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ง: ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ง๐ ๐๐ฆ๐๐ฅ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐ฆ๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
Hadii aad tahay Hal-abuure ganacsi ama qof leh hammi ganacsi oo doonaya in uu fikradiisa ganacsi u badalo ganacsi midho dhal ah oo guulaysta , kuliyadda Som-skills Training Center waxa ay kuu soo agaasintay tababar ka Entrepreneurship and Small Business management.
โฐ๐๐ฎ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: 1 Day
๐๏ธ๐๐ญ๐๐ซ๐ญ ๐๐๐ญ๐: Saturday, 15 August 2026
โณ๐๐ฅ๐๐ญ๐๐จ๐ซ๐ฆ: Zoom
๐๐๐จ๐๐: Online Interactive Classes
โฐ๐๐ข๐ฆ๐: 8:00 PM (Habeenimo)
๐๐๐ฅ๐ค๐๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข
https://wa.me/message/AYFGHUPHLIGSO1
07/08/2026
Intan oo xirfadood hadii aad mid kamida barato wkhti fiicana aad galiso aqoon fiicana aad u yeelato hubaal waxa aan hubaa in aad shaqo ku heli doontid hadii ilaahay kuu qoray.
Barashada xirfad kaliya ayaa kaa saari karta shaqo la'aanta ku haysata.
Nala wadaag hal xirfad oo aad baratay......
#๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ
04/08/2026
๐๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ง:
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐
Data Visualization with Microsoft Power BI Course. is a practical and beginner-friendly course designed to help you transform raw data into clear, interactive, and insightful dashboards.
Over two intensive days, you will learn how to connect and integrate different data sources, build data models, use Power Query Editor, and create powerful visual reports that support effective decision-making.
This course lays the foundation for becoming confident in Power BI by guiding you step-by-step through essential tools and techniques used in modern data analysis and visualization.
๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ฅ๐ข๐ง๐:
Module 1: Introduction to Data Visualization in Power BI
Module 2: Data Cleaning & Modeling
Module 3: Visuals and Formatting
Module 4: DAX in Power BI
Module 5: DAX โ Date & Time Functions
Module 6: Power BI Dashboard Development
Module 7: Studentโs Final Project
๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐๐ญ๐๐ข๐ฅ๐ฌ
๐๐ฎ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: 2 Weeks
๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐ฌ: 8 Live Classes
๐๐ญ๐๐ซ๐ญ ๐๐๐ญ๐: Saturday, 15 August 2026
๐๐ฅ๐๐ญ๐๐จ๐ซ๐ฆ: ZOOM
๐๐จ๐๐: Online Interactive Classes
๐๐ข๐ฆ๐: 9:00 PM (Habeenimo)
๐
๐ข๐ง๐๐ฅ ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ: Presented live on Zoom
๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐๐จ๐ฐ: https://forms.gle/d6iABhPQGpYeTNfY8
๐๐จ๐ข๐ง ๐ญ๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ:
https://chat.whatsapp.com/BWRT18XRC0HJkVw4ozjNXn
๐๐ฎ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐จ๐ซ ๐๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ?
WhatsApp: 63 7955645
29/07/2026
๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ง: ๐๐จ๐ง๐ข๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐ฏ๐๐ฅ๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ
Hadii aad muddo badan naawilaysay ama aad rajaynasay in aad ka shaqo bilawado haayadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ahba oo aad maamusho mashaariicda haayadaha iyo kuwa Dawlada ama aad doonayso in aad Barato xirfadan MEAL-ka, Som-Skills Training Center waxa uu ku soo diyaariyey course dhamaystiran oo leh Shahaado (Certificate) kaas oo ah Monitoring and Evaluation Course (MEAL) oo aad ku baran doonto si ๐ฉ๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ก ๐๐%.
๐๏ธ ๐๐ญ๐๐ซ๐ญ ๐ญ๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ : 02 August ๐๐๐6
โ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: 7 Days
๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐: ๐๐๐ฌ
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐:
โ
๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ซ๐ฌ & ๐๐๐๐ข๐๐๐ซ๐ฌ
โ
๐&๐ ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ฌ:
โ
๐๐๐ & ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ง๐ข๐ญ๐๐ซ๐ข๐๐ง ๐๐ญ๐๐๐
โ
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐๐ซ๐ฌ & ๐๐๐ญ๐ ๐๐ง๐๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ฌ
โ
๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ๐ฌ & ๐๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐๐ฌ
โ
๐๐จ๐ฏ๐๐ซ๐ง๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฒ๐๐
โ
๐๐จ๐ ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐ฃ๐๐๐๐ฅ ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐๐ญ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐จ๐ง๐ข๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐ฏ๐๐ฅ๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง
Halkan iska diiwaan:- gali:-https://wa.me/message/AYFGHUPHLIGSO1
#๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ