26/05/2026
C I I D M U B A R A K
Bahda Ifiye Schools - Burao oo isku duuban waxay idinku hambelyeynayaan maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa.
Farxad ku ciida 👋👋👋
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
63 6366668
25/05/2026
𝙄𝙣𝙩𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙣𝙠𝙪 𝙂𝙖𝙖𝙟𝙖𝙮𝙨𝙖𝙣 𝙮𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙂𝙪𝙪𝙡𝙞 𝙒𝙖𝙖 𝙒𝙖𝙡𝙞.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
63 6366668
18/05/2026
𝗜𝗙𝗜𝗬𝗘 𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗟𝗔𝗬𝗦𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗧𝗔
Maamulka iyo Macallimiinta Ifiye Schools - Burao oo ardayda kala qayb qaatay xuska qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
63 6366668
18/05/2026
𝗜𝗙𝗜𝗬𝗘 𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗟𝗔𝗬𝗦𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗧𝗔
Ayaan iyo Nimco
Saaxiibadii Xafladda Shiday 😁😁
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
63 6366668
18/05/2026
𝗜𝗙𝗜𝗬𝗘 𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗟𝗔𝗬𝗦𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗧𝗔
Safwaan iyo Caamir.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
63 6366668
18/05/2026
𝗜𝗙𝗜𝗬𝗘 𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗟𝗔𝗬𝗦𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗧𝗔
Xafsa Maxamed Axmed iyo Astaanta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
63 6366668
18/05/2026
𝗜𝗙𝗜𝗬𝗘 𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗟𝗔𝗬𝗦𝗞𝗔 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗧𝗔
Xamda Muxumed Yaasiin iyo Khariiradda Jamhuuriyadda Somaliland.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha
63 6366668