31/05/2026
Time Table
The Light of Knowledge and the Future
31/05/2026
Time Table
29/05/2026
Somaliland Ministry of Education and Science
(Qishku ma aha guul — guusha dhabta ahi waa dadaal iyo aqoon )
Maamulka dugsigu waxa uu adkaynayaa ilaalinta imtixaanka si loo xaqiijiyo hufnaan, cadaalad iyo tayada waxbarashada.
Waxaa la adeegsanayaa qalab casri ah oo lagu baadhayo mobilada, sameecadaha qarsoon iyo aaladaha kale ee loo isticmaalo qishka imtixaanka.
Tallaabooyinkani waxay ka qayb qaadanayaan ilaalinta sumcadda dugsiga iyo kor u qaadista anshaxa ardayda.
Arday kasta waxaa laga doonayaa daacadnimo, kalsooni iyo ku tartan aqoon dhab ah.
Somaliland Ministry of Education and Science
Balanteenu Waa Tayo
26/05/2026
Somaliland Ministry of Education and Science
25/05/2026
22/05/2026
DIYAARGAROW WANAAGSAN ARDAYEEY
22/05/2026
Sharmaarke Secondary School - Burao
Somaliland Ministry of Education and Science
19/05/2026
SAWIRO :- DABAAL DEGA 18 MAY
Muqaal:- Dugsiga Sharmaarke Cali Saalax Secondary School ee magaalada Burco ayaa si mug leh uga qayb galay munaasabadda xuska 35-guurada maalinta qaran ee 18 May, taas oo si weyn looga xusay guud ahaan dalka Somaliland.
Ardayda, macalimiinta, iyo maamulka dugsiga ayaa muujiyey wadaninimo iyo dareen qaranimo, iyagoo ka qayb qaatay bandhigyo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen: