Soo noqda idinkoo nabada. Sareedo ku waara.
Amoud Kg, Primary and Intermediate School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amoud Kg, Primary and Intermediate School, School, Xaafadda Aktoobar, Badda Cas, Burco.
15/06/2026
Qalinjebinta fasalka KG, waxbarta aan barwaaqo gaadhnee.
Bandhig qaayo leh.
05/06/2026
: Bandhiggan oo ah mid sagootineed, waxa qabsaday fasalka 8A. Bandhig intiisa buuxa.
Hablaha Fasalka 4B oo sagootin heerkeedu sarreeyo u sameeyay Macallin Faadumo 🎉
01/06/2026
Fasalka 4B oo xaflad xidhitaanka sannad dugsiyeedka u qabtay macallin Faadumo.
Tartan aqooneedka dugsiga oo soo dhammaaday, kuna dhammaaday guusha fasalka 3B.
26/05/2026
Iid wanaagsan. Ilahaay camallada san ha naga aqbalo.
25/05/2026
Ogaysiis Ogaysiis
Tartan aqooneedka dugsiga oo meel xasaasiya maraya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Burco
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 12:00 |
| Tuesday | 06:00 - 12:00 |
| Wednesday | 06:00 - 12:00 |
| Saturday | 06:00 - 12:00 |
| Sunday | 06:00 - 12:00 |