05/01/2026
𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 Halbeeg TVET Center waxa kamid ah.
1. Makaanikada iyo dabka baabuurta(Automotive Technology)
2. Tamarta cadceeda(Solar Installation)
3. Dawaarka(Tailoring)
4. Qaboojiyayaasha(Cooling system)
5. Korontada (Electrical Installation)
6. Biyo gelinta (Plumbing)
7. Cilada bixinta mobilada (Mobile repairing/electronics)
8. Nijaarada(Carpentry)
9. Laxaanada(Welding)
“𝗫𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗙𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗙𝘂𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮”
22/11/2025
Ardayda barata xirfada qaboojiyayaasha(cooling system-ka) ee dugsiga farsamada gacanta Halbeeg - Burco oo si habsami leh casharadii ugu socdaan.
Xirfada cooling systemku waa xirfad baahi weyn loo qabo oo suuqa shaqada aad looga baahan yahay. Waxyaabaha lagu baranayo waxa ka mid ah:
1. Rakibida nidaamyada qaboojinta
2. Dayactirka iyo ilaalinta qalabka qaboojinta
3. Ogaanshaha ciladaha iyo xalintooda
4. Hab-raacyada badbaadada iyo isticmaalka qalabka
5. Hawlgelinta iyo nadiifinta cooling systems-ka
Baro xirfad si aad noloshaada u horumariso.
14/11/2025
Ardayda barata xirfada qaboojiyayaasha(cooling system) oo loo bilaabay casharadii.