12/05/2026
Celebrating 🥳 18 may
We're ready for that great day
Al-bushra school
we build for the future
12/05/2026
Celebrating 🥳 18 may
We're ready for that great day
Al-bushra school
09/05/2026
Ogeysiis Fasax
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo waalidiinta in maanta oo ay taariikhdu tahay 9/May/2026, Sabti, uu dugsigu fasax yahay.
Fasaxan waxaa loo iclaamiyey geeri ku timid waalidka maamule ku xigeenka dugsiga Mudane Baashe, gaar ahaan awoowgiis oo ku geeriyooday magaalada Burco.
Maamulka dugsigu wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska iyo ehelada marxuumka, isagoo Alle uga baryaya inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay.
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Al-bushra school
Maalintii Khamiista ahayd, taariikhduna ku beegnayd , Dugsiga Al-bushra school waxa uu u qaaday dalxiiskii sanadlaha ahaa ardayda fasallada 7-AAD iyo 8-AAD
Dalxiiskaasi waxa uu ahaa mid ay ardaydu ku heleen waqti madadaalo, is-dhexgal iyo xusuus qurux badan oo kor u qaadaysa wadajirka iyo niyadda waxbarasho.
Maamulka dugsigu waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda ka qayb qaatay in dalxiiskaasi u qabsoomo si habsami leh oo ammaan ah
06/05/2026
The gold generation 💛 KG classes
Wish bright future and excitement life
Al-bushra school
KG classes with teacher Sulekha
Al-bushra school
06/05/2026
Grade 8th students with their head teacher
Al-bushra school
Ardayda fasalka 4aad ayaa u qabtay
xaflad ay ku maamusayaan Macalimkooda maadada xisaabta .
Macalin
Runtii waa macalin kasbadey quluubta barbaarta yar yar
Al-bushra school
26/03/2026
𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 OGAYSIIS OGAYSIIS
Maamulka Dugsiga Al-bushra school wuxuu ku wargelinayaan Shaqaala-Waynaha, Macallimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda In dib loogu soo laaban doono Dugsiga Maalinta # Bishuna Tahay 𝟐8/03/2026
fans
-bushra schools
16/01/2026
Ogeysis
Dhaman ardayda iyo waalidinta waxa uu maamulka dugsigu ogeysinaya
In Bari Gabi ahaan dugsigu uu yahay Fasax .
- isra' walmicraaj
Owgeeed sida ay bayaamisey waxbarashada somaliland
Al-bushra school
fans
02/01/2026
COMEBACK TO SCHOOL
Ogeysis dhamaan waalidinta iyo ardayda waxa la ogeysiinayaa ina waxbarashadi dib inogu bilaabmi doonto maalinta Sabtida ah ee bari oo ay taariikhdu ku beegan tahay 3 / 1/ 2026
fans
Al-bushra school
SUBAX WANAAGSAN
BULSHOOY
fans
Waxbarashada
BURCO SOMALILAND
| Monday | 06:00 - 00:00 |
| Tuesday | 06:00 - 00:00 |
| Wednesday | 06:00 - 00:00 |
| Saturday | 06:00 - 00:00 |
| Sunday | 06:00 - 00:00 |