if you have good knowledge you will success.
Haddii aad leedahay aqoon wanaagsan, waad guulaysan doontaa.β π
Kaabe Institute of English
*"Education is the passport to the future, for tomorrow belongs to those who prepare for it today."* do you agree with me?
βLearn today, lead tomorrow.β π
Maanta baro, berrina hoggaami.β πβ¨
21/02/2026
Barashada Luqadda English-ka waxay qofka u furtaa albaabo badan oo horumar ah. Waa luqad caalami ah oo lagu isticmaalo ganacsiga, waxbarashada, tiknoolajiyadda iyo safarrada. Qofka English yaqaan wuxuu si fudud ula xiriiri karaa dad kala duwan oo adduunka ku nool, wuxuuna heli karaa fursado shaqo iyo aqoon kororsi oo ka ballaaran kuwii h**e. Sidoo kale, barashada English-ku waxay kordhisaa kalsoonida nafta iyo fahamka warbaahinta iyo internet-ka.
Ka diba nagu soo biir β Kaabe Institute of English.
16/02/2026
Do you want to speak English?
Please join us.
08/02/2026
π Kaabe Institute of English
Ma u baahan tahay Macalin Guri (Home Teaching) oo tayo leh?
Kaabe Institute of English waxay bixisaa adeeg waxbarasho oo guriga laguugu imanayo, si fudud oo fahan leh.
β
Barashada English-ka
β
Macalimiin khibrad leh
β
Wakhti ku habboon ardayga
β
Daryeel iyo horumar joogto ah
La xiriir maanta si aad u bilowdo barashadaada. Kaabe Institute of English β Aqoonta waa furaha guusha.
Please enjoy listening to the Holy Qurβan.β
Education is the key to a brighter future.β
30/01/2026
kaabe Institute Of English waa goob waxbarasho oo online iyo offlineba leh.waxad ka helaysaa English heer sare ah sida:
1-Beginner
2- Intermediate
3-Advanced
maanta ku soo biir ama caruurta ku soo dar
With MM Somali TV β I just got recognized as one of their top fans!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco
HIGH